Cabduqaadir Yuusuf, xoolo-yarida seyladda koonfurta Gaalkacyo ee saddexdii toddobaad ee u dambeysay waxay ka dhigtay nin shaqeeya oo haddana aan...
Kalluumeysatada deegaannada Puntland ayaa ka cabanaya caqabado haysta wax-soo-saarkooda inay dibadda u iib-geeyaan. Waxaa ka mid ah in aysan haysan...
Dad gaaraya 450 qoys ayaa ku aqallo beelay roobab xoog leh oo toddobaadyadii u dambeeyay ka da’ayay degmada Caabudwaaq ee...
Waxaa sare u kacay qiimaha dalagyada ka soo go’a beeraha dalka bilihii la soo dhaafay. Dadka ka ganacsada raashinkaan gudaha...
Kalluumaysatada xeebaha Puntland ee bishii hore ka qayb-galay madashii arrimaha kalluumaysiga ee ka dhacday Garowe, waxay muujiyeen afar caqabadood oo...
Afar iskuul oo ku yaalla koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa labadii bil ee u dambeysay billaabay inay...
Roob xoogle oo ka da'ay magaalada Baydhabo toddobaadkan ayaa saamayn ku yeeshay in ka badan kun qoys oo abaraaha ka...
Maanta waxaan ku soo qaadanay seyladaha xoolaha ee magaalooyinka Laascaanood iyo Jowhar. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Yamani.
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo