Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Kalluumaysatada xeebaha Puntland oo sheegaya inay haystaa caqabao kala duwani

Radio Ergo by Radio Ergo
November 16, 2017
in Cunto-Yaraanta, Wararkii u Danbeeyay
0
Puntland: Caqabado ganacsatada ka haysta dhoofinta kalluunka

Sawir/Kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Kalluumaysatada xeebaha Puntland ee bishii hore ka qayb-galay madashii arrimaha kalluumaysiga ee ka dhacday Garowe, waxay muujiyeen afar caqabadood oo waa weyn oo uu la dhaqaaqi la’yahay ganacsiga iyo fursadaha dhinaca Badda ee xeebaha Soomaaliya, sida uu sheegayo  Jamac Maxamuud Cali Gudoomiyaha shirkadda kalluumaysiga ee CAFCO oo 29 sano ee u dambeeyay ka hawl-gelaysay Eyl, Bender-bayal iyo Boosaso

“Caqabada u weyn na haysata, lama aqoonsana warqadaha shatiga ah ee wax aan ku dhoofin karno, Puntland oo dhan. Taas oo aan la xalinna hadee nin aan badeecadiisa lagu kalsoonayn hadee ganacsigiisu ma hor marayo. Warqada caafimaadka horta warqadaas ma hayno. Caqabada labbaad oo na haysata suuq xor ah oo aan horta anaga aan u fasaxanahay oo aan toos wax u iibgeyno ma haysano, caqabada kale, badi kalluumaysatada xirfadooda aad bay u yartahay. Tusaale ninka Yemaniga ah ee halkan yimaada waxa uu soo saari karo iyo saacadaha uu shaqayn karo iyo inaga dhalinteena waa kala fog yihiin,” ayuu yiri

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/11/Warbixinta-Kalluumaysiga-iyo-maalgashiga-.mp3

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Dhegeyso barnaamijka Dalan-dool ee halisa tahriibka

Next Post

Dhegeyso Barnamaijka Gobaad

Related Posts

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

July 31, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

July 23, 2026
Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose
Caafimaadka

Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose

July 21, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Haween barakac ah oo qoysaskooda uga saaray nolol xumo haysay xirfado ay ku shaqaystaan

July 20, 2026
Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin
Wararkii u Danbeeyay

Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin

July 16, 2026
Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
Beeraha Iyo Xoolaha

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

July 15, 2026
Next Post
Dhegeyso barnaamijka Gobaad

Dhegeyso Barnamaijka Gobaad

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 31-JUL-2026

IDAACADDA 31-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 31-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 31-JUL-2026
July 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-JUL-2026
July 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-JUL-2026
July 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-JUL-2026
July 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-JUL-2026
July 27, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo