“Haweenka Soomaaliyeed ee horseeday isbeddelka siyaasadeed, dhaqan iyo dhaqaale” – Tee baad u soo xuli lahayd in lagu soo qoro...
(ERGO) - Xoolo-dhaqato ku nool miyiga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo ku ceyrtoobay abaarta ayaa shaqooyin ay noloshooda ku maareeyaan...
Tiro ka badan 10,000 oo qoys ayaa toddobaadkii labaad ka faa’iidaysanaya howl samafal ah oo biyo loogu dhaaminayo, sida uu...
(ERGO) - Ismaaciil Raage oo naafo ka ah labada lugood ayaa noqday qofkii ugu horreeyay oo shaqo joogto ah ka...
(ERGO) - Ilaa 500 oo qoys oo xoolo-dhaqato ah ayaa tan iyo horraantii bishii hore cunto-yari iyo biyo-yari ka dhashay abaarta...
(ERGO) - Faadumo Maxamed oo ah hooyo 37 jir ah oo keligeed carruur korsata ayaa ka fikireysa in ay dib ugu...
Xero lagu barakacay oo hoy u ahayd in ka badan kun qoys ayay ciidamada dowladda Soomaaliya dhulka la simeen 29-kii...
Tirada carruurta agoonta ah ee qoysaskooda ay ku xoolo-beeleen abaarta ee waxbarashada isu diiwaangelinaya ayaa kordheysa. Qoysaskan oo ku nool...
(ERGO) - Beeraley ku sugan deegaannada Buulo-gaduud iyo Goobweyn ee gobolka Jubbada hoose ayaa tobankii bishan markii ugu horreysay wax tacbaday...
(ERGO) - Guddiga Ka-hortagga Musiibooyinka ee Somaliland ayaa toddobaadkii hore ku dhawaaqay in xaalad cunto iyo biyo-yari ah oo ay sababtay...
IDAACADDA 30-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo