Boqol iyo konton qof oo qaba xanuunka dhimirka ayaa lagu dawaynayaa laba isbitaal oo ku yaalla magaalada Burco. Dadkan oo...
(ERGO) - Dad gaaraya 317 qof oo ka mid ah qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee Waqooyi-bari Kenya, ayaa...
(ERGO) - Kumannaan qoys oo xoolo-dhaqato ah ayay muddo toddobaadyo ah biyo-la’aan daran ku haysataa tuulooyin ku yaalla koonfurta gobolka Sool....
(ERGO) - Hal-abuur tiknaloojiyadeed oo ku cusub Soomaaliya ayaa laba bil kahor laga hir-geliyay deegaannada Puntland kaas oo dadka taleefannada...
(ERGO) - Hoggaamiyeyaasha dadka qaxootiga ah ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee Kenya ayay hay'adda UNHCR u fududeysay socdaal 'Booqo...
(ERGO) - Webiga Shabeelle ayaa meelaha uu ka qallalay ee magaalada Jowhar waxay isu beddeleen goobo lagu barto gaari-wadista iyo barxado...
(ERGO) - In kabadan 1,000 qoys ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyey u barakacay magaalada Baydhabo. Abaaro muddo soo jiray oo...
(ERGO) - Dad gaaraya 380 qoys oo ku noolaa xeryaha lagu barakacay ee deegaanka Xaarxaarka oo 10 km koonfur ka xiga...
(ERGO) - Konton iyo kow qof ayaa hadda cudurka jadeecada u jiifa deegaanka Yadagta oo qiyaastii dhanka Waqooyi 120 km kaga...
Biyo-yari ayaa magaalada Baydhabo ka jirta labadii toddobaad ee u dambeysay. Saddex ka tirsan afartii ceel ee ugu waaweyneyd magaalada...
IDAACADDA 30-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo