(ERGO) - Shan qof oo saddex ka tirsan ay carruur ahayd ayaa labadii toddobaad u dambeysay shuban-biyood ugu geeriyootay isbitaalka Intersos...
(ERGO) - Soddon kun oo qoys oo ku nool lix deegaan oo muran siyaasadeed oo dhinaca maamulka ah uu ka taagan...
(ERGO) - Isbitaalkii ugu horreeyay oo ay yeeshaan deegaanka Bandiiradley ee koonfurta gobolka Mudug iyo tuulooyinka ku xeeran ayaa shaqeynaya muddo...
(ERGO) - Cali Daa’uud oo ka mid ah dadka la nool HIV/AIDS ayaa sheegay in saddex jeer oo kala duwan...
Biyo la’aan ayay haysataa qoysas ka badan 1,000 oo ku nool deegaanno saddex ah oo ku yaalla waqooyiga Buuhoodle. Bilowgii...
Carruur ay tiradooda gaarayso 188 oo nafaqo-darro la ildaran ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyay jiifa isbitaalka magaalada Kismaayo. Carruurtan...
Seyladda xoolaha ee magaalada Guriceel ma arkaysid qof qiimaha xoolaha ku sheegaya shilin Soomaali. Doolar oo keliya ayaa wax lagu...
(ERGO) - Haweenka xoolo-dhaqatada ahaa ee abaaraha ku ceyrtoobay ayaa ku shaqaysanaya dallaalnimo si ay nolol maalmeedka qoysaskooda ugu filnaadaan. Waa...
(ERGO) - Soomaalida dibadda ka soo noqoneysa ee wadata baasaboorrada shisheeye ayaa hela fursadaha shaqo ee ugu fiican dalka. Tan ayaa...
Qiimaha biyaha ayaa ka qaaliyoobay deegaannada Dacarta, Laasa Dacawo, Xagal iyo Laas ciid oo dhammaantoodba hoostaga magaalada Hargeysa ee Somaliland....
IDAACADDA 30-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo