Gudoomiyaha degmada Rabdhuurre ee gobolka Bakool Xuseen Cabdiraxmaan Axmed,ayaa Ergo u sheegay in haweeney umul ahayd iyo ilmo laba sano...
Photo | Xoolo dhoof loo diyaarinayo oo ku jira maxjarka Aljaabiri ee Boosaso/Sawir/kaydka/Maxamed Xasan/Ergo Sayladda Garissa Lo’da Muunada 1aad =...
Soomaalida sharciyada aan heysan ee ku nool Koofur Afrika ayaa ka walaacsan sii joogataankooda dalkaas oo hay’adda socdaalka u qaabilsan...
Iyadoo Gaalkacyo ay kada ‘een roobab lagu diirsaday ayaa barakacayasha ku nool xerada Mustaqbal oo dhinaca bari ee magaalada Gaalkacayo...
Photo | Dhismo ku socota qeybo ka mid ah isbitaalka/Sawir/Cabdikariim Olol Deegaanka God aalo ee gobolka Sool ayaa markii ugu...
Ascaartan waxaa lagu saleeyay sarrifka lacagaha: 1 dollar = 19,660 shilin, 6750 Somaliland shilin Gelleyda cagaaran ayaa suuqa Xalane ee...
Shirkadaan oo lagu magacaabo shirkada biyo gelinta magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay xaafadaha kala duwan ee magaalada ka fulin doonta...
Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galguduud oo kaashanaya hay’adda miino saarista ee Denmark ayaa ole-ole miino saaris ah ka bilaabay...
Photo | Gabar fadhisa xafiiskeeda oo ku yaala Boosaaso/Keydka sawir/Mohamed Hassab Ururrada haweenka ee ka dhisan 13 degmo oo ka...
Waxaa 27kii bishan Abriil 2013ka tababar uga furmay 36 weriye oo ka kala socday 13ka idaacadood oo hoos tagaan Shabakadda...
IDAACADDA 24-MAR-2025 by Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo