Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Laascaanood: Qiimaha quutal daruuriga oo aad kor ugu kacay

Radio Ergo by Radio Ergo
August 31, 2018
in Cunto-Yaraanta, Wararkii u Danbeeyay
0
Qiimaha raashinka daruuriga ah ayaa qiimahiisa aad kor ugu kacay

Sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qiimaha lagu kala gato raashinka qutul daruuriga ah ayaa kor u kacay bishan August gudaheeda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Qiimo kororkan ayaa loo sababeynaa qiimo dhac ku yimid shilinka Soomaaliga, iyadoo halkii shillin hadda lagu kala bedelanayo 35 kun oo shillin.

Waxaana qiimaha raashinku kor u kacay kala bar in kodhow, iyadoo kiilada bariiska ah bil ka hor ay ahayd 14 kun, maantana la kala siisanayo 22 kun oo shillin, halka burka oo ahaa 13 kun isana gaaray 21 kun, sidoo kale khudaarta, biyaha, rootiga iyo adeegyada kale ee nolosha muhiimka u ah ayaa qiimahoodu kordhay.
Dadka dan yarta ah iyo kuwa kale ee barakacayaasha ah ayaana ay noloshooda saamaysay arintaani.

Nuura Cabdi Cali oo ah hooyada sagaal carruur ah leh, kana mid tahay barakacayaasha ku nool magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Waxaa carruurteeda hadda wax u karisaa hal wakhti oo kamid ah saddexda wakhti ee caadiyan wax la cuno, kaddib markii lacag dhan 30,000 oo shilin Soomaali ah oo ay maalintii ka hesho shaqo nadiifin goobaha ganacsi ay u goyn weysay in ay raashin ugu soo gado qoyskeeda.
“Lacagta yar rashin iyo waxaad ku iidamato kuuma goaynayso, sidoo kale jirikaankii biyaha ee 20ka litir qaaday oo 6 kun ahaa, hadda 10 kun ayaan ala siinaya” Ayey tiri Nuura.

Nuura oo seygeedu uu laf ahaantiisa uu shaqo la’aan yahay waxay sheegeysaa in markii ay wax kasta ku qaaliyoobeen ay ku khasabtay danta in hal wakhti uun ay carruurteeda dabka wax ugu shido.
Waxyaalaha qaaliyoobay rootiga ayaa ka mid ah, iyadoo qaaliga ka sokow markii dadkii gadan kari waayeen ay shaqo la’aan ku dhacday dadkii ka xoogsan jiray.

Maxamed Axmed Cali oo ah aabaha saddex carruur ah, wuxuu 7 sano ka shaqaynayey gaari gacan uu rootiga ku iibiyo, si uu nolosha carruurtiisa ugu soo dhiciyo, hadda waa shaqo la’aan oo guriga ayuu iska joogaa. Wuxuuna timlaamay in nolosha reer kiisu iminka ku tiirsan tahay dayn uu ka qaato dukaan uu horay macmiil ula ahaa.

“Maalintii 400 oo xabbo ayaan iibin jiray, hadda hal xabo ma iibiyo, qiimaha rootigu 1500 ayuu ahaa xabadkii, haddana waa 3 kun oo shillin, dadkiina ma iibsan karaan” Ayuu yiri Maxamed.

Inkastoo Laascaanood wali si caadi ah loo qaato shilin Soomaali haddana doolarka ayaa si xoog leh waxaa magaalada ugu kordhayo isticmaalka lacagta doolarka, gaar ahaan ganacsiyada waa weyn oo daneynaya in ay doolar helaan.

Previous Post

Muqdisho: 200 oo carruur derbi jiif ah oo xanaano ka helo xarun ay hir geliyeen ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Next Post

Muqdisho: Ciidanka Asuulbta oo xarun daryeel u sameeyey Carruurta derbi jiifka ah

Related Posts

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas laga raray xero barakac oo duleedka Garowe ku wajahaya dhibaato nolol xumo

August 21, 2026
Ganacsiga malabka oo bog cusub oo nololeed u furay danyar ku nool Shabeellaha hoose
Wararkii u Danbeeyay

Ganacsiga malabka oo bog cusub oo nololeed u furay danyar ku nool Shabeellaha hoose

August 20, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda

August 17, 2026
Next Post
Muqdisho: 200 oo carruur derbi jiif ah oo xanaano ka helo xarun ay hir geliyeen ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Muqdisho: Ciidanka Asuulbta oo xarun daryeel u sameeyey Carruurta derbi jiifka ah

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-AUG-2026

IDAACADDA 25-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-AUG-2026
August 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-AUG-2026
August 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-AUG-2026
August 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-AUG-2026
August 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-AUG-2026
August 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo