Dhallinyarada ku shaqaysta bajaajta ee magaalada Baydhabo oo nolol maalmeedkooda ka raadsada waxaa saamayn ku yeeshay amar taliska booliska Baydhabo...
(ERGO)- Tuulada Geed la-rifay oo 40 km u jirta degmada Badhan ee gobollka Sanaag ayaa qiimaha fuustada biyaha lagu iibsanayo...
Siddeed iyo tobon haween ah oo dhimirka ka xanuunsan oo lagu hayo xarun ku taalla waqooyiga Gaalkacyo ayaa loo sameeyay...
(ERGO) Maryan Maxamed Nuur oo 23 jir ah, waxay ku noolayd xerada qaxootiga ee IFO ee ku taal Dhadhaab Kenya,...
180 qoys oo beeraley ah oo ka soo barakacay tuulooyin Haduuman, Buula-sheekh iyo Farxaane oo hoostaga degmaa Qoryooley ee Shabeelaha...
(ERGO) - Mowliid Nuur Cumar oo ka mid ah beeraleyda ku nool deegaanka Carro-tuulka oo ka tirsan magaalada Gabiley, wuxuu saddexdii...
Sayladda xoolaha ee magaalada Buuhoodle ayaa maanta laga dareemayaa mashquulkii ugu badnaa maaddaama dadku gadanayaan adhiga qaliinka ah ee la...
(ERGO) - Deeqo Saleebaan Xaashi oo 30 jir ah, waxay maqaayad shaaha laga cabo ku leedahay xerada qaxootiga Xagardheer ee...
Idiris Xasan Cali oo ah 26 oo sanadkan ka qalin-jabiyey kulliyadda injireeninada ee jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa ayaa siddeed...
(ERGO) - Lix iyo toban qof oo dhuxusha ka ganacsada ayaa la xiray 11 bishan Agoosto, kaddib markii lagu eedeeyey...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo