Ganacsata yaryar ee magaalada Gaalkacyo oo aan horay u haysan gabbaad ay maalintii qoraxda ka harsadaan ayaa ka faa’idaystay geedo...
Maxamed Macalin Cali oo 48 jir ah aabaha siddeed carruur ah, wuxuu muddo 28-dii sano kaga shaqaysanayay magaalada Garowe ee...
(ERGO) - Cabsi ayaa ka dhalatay kor-u-kac dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay laga dareemayay heerka biyaha ee webiga Shabeelle....
Qaxootiga ku jira xeryaha Dhadhaab ee Kenya, ayaa sheegaya inay ku adag yihiin helitaanka adeegyada saxada, biyaha iyo bacaha guryaha...
(ERGO) - Afar boqol iyo toddobaatan qoys oo ku nool xeryo barakac oo ku yaalla degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo,...
Laba boqol iyo kontan qoys oo xoolo-dhaqato ah kuna nool deegaanka Horgale oo Gaalkacyo waqooyi uga beegan qiyaastii 30 KM...
Xeerkan kufsiga Somaliland oo muddo lix sano iyo afar bilood ah hor yaallay golaha baarlamaanka oo 27-kii bishii Agoosto uu...
(ERGO) Nadiifo Nuur Axmed waxay joojisay shaqo maalmeedki ay carruurta uga soo saari jirtay qutuyoomka tan iyo marki bishi hore...
Dadka ku nool 38 tuulo oo ku yaalla koonfur-bari gobolka Mudug ayaa 7-dii bishii Agoosto xarun caafimaad oo bilaash ah...
(ERGO) Saabiriin Axmed Shariif oo 12 jir ah, waxay raashin iyo waxbarasho bilaash ah ka heshaa, xarrunta xanaanada agoonta ee...
IDAACADDA 01-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo