Beeralaydda degmada Afmadow waxaa sanadkaan u soo go’ay dalagyadii ugu badnaa ee ay beertaan muddo afar sano ah. Beeralayda ah...
In ka badan 300 oo qoys ayuu maamulka degmada Balcad ku qiyaasay inay ku barakaceen colaad u dhexeyso labo qabiil...
Cunno yaraan haysata labo boqol oo qoys oo ku nool xero lagu barakacay oo ku taalla degmada Ceel-barde ee gobolka...
- (ERGO)- Hiirad Maxamed Ismaaciil oo aabbaha qoys ka kooban siddeed qof, waa xoola-dhaqato xijiyaysato ah. Waxaa isaga iyo in ka badan...
Dadka beerta shinida ee ku nool qaybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in sanadkan cayayaan badan oo...
Konton ka tirsan 300 oo qof oo ku jira xabsiga dhexe ee degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa la baray...
Cabdi Maxamed Cige shantii todobaad ee u dambeysay waxaa uu ku nool yahay biyo uu toddobaadkii hal mar uu shubto,...
Saddex carruur ah oo da’dooda ay u dhexeyso 3-10 sano jir ayaa muddo labo toddobaad gudahooda cudurka jadeecada ugu geeriyooday...
In ka badan 2,000 oo qoys oo bishii September ku soo barakacay degmada Jalalaqi ee gobolka Hiiraan cabsi ay ka...
ERGO - Dadka la nool xanuunka HIV/AIDS ayaa ka cabanaya takoor joogto ah oo ay iyaga iyo qoysaskooduba la kulmaan...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo