Heshiis laga gaarey colaad u dhaxeysay laba qabiil oo muddo bil ah oo ka jirtay deegaannada Dhumay iyo Daba-taag, oo...
(ERGO) - Konton doonyood oo ka kalluumeysta xeebaha magaalada Boosaaso ayaa lagu xiray qalab cusub oo loogu talo galay bad-qabka...
Daadad ka dhashay roobab xooggan oo 3-dii bishaan ka da’ay gobolka Sool ayaa xaaqay in ka badan 350 beerood oo...
Ol-olaha tallaalka ka hortagga cudurka jadeecada ayaa ka socda ku dhowaad 10 sano ka hor ugu danbeysay in laga fuliyo...
Iyadoo la dhaqan-gelinayo heshiis dadka deegaanka degmada Dhahar ee gobolka Sanaag ay ka gaareen joojinta dhuxusha ayaa toddobaadkan waxay meel...
(ERGO) - Aamina Yuusuf Cabdi waa hooyada 7 carruur, waxay kamid tahay tahay qoysaska loo soo raray Dhaamka Sii bakhti....
(ERGO) - Toddobo boqol iyo siddeetan beeraley ah oo ku nool tuulooyin ka tirsan magaalada Beledweyne ayaa waqtigaan ka faa’iideysanaya...
(ERGO)- Luul Cabdi Sheekh oo beeralay ah waxay weli xusuustaa maalintii xanuunka badnayd ee fatahaaddu baabi’isay beerteeda oo ku taalla...
(ERGO) - Jaamac Ceydiid Cabdi oo ah 45 jir naafo ka ah labada lugood waxaa uu magaalada Laascaanood ee gobolka Sool...
(ERGO) - Xasan Maxamed Dhabar oo 27 sano jir wuxuu ka mid yahay 437 dhallinyaro ah oo ka faa’ideysanaya mashruuc...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo