(ERGO) - Roob saacado badan oo xiriir ah soconayay oo ka da'ay magaalada Beledweyne toddobaadkii la soo dhaafay ayaa saamayn...
(ERGO) - Waaxda cilmiga daawooyinka ee kuliyadda caafimaadka Jaamacadda Puntland State University ( PSU), ayaa tijaabo ahaan u soo saartay...
(ERG) - Dadka qaba baahiyaha gaarka ee ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa ka walaacsan sida ay ugu nugul yihiin saamaynta...
Cabdisalan Maxamed Salaad oo ah aabbe shan carruur leh, wuxuu ka mid yahay qoysaska barakaca ah ee deggan xaafadda Buundo-weyn...
(ERGO) - Boqol konto iyo lix qoys oo ah barakacay ahaa oo ku nool magaalada Berbera ayaa la siiyay guryo...
(ERGO) - Falis Cabdi Xaashi oo deggan xerada Daryeel ee duleedka magaalada Cadaado waxaa iyada iyo labo carruur ah oo...
(ERGO) - Shuuriye Maxamed Mirre oo ah farsamayaqaan dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Laascaanood ayaa soo saaray tankibiyo lagu...
(ERGO) - Xarunta Mudan waxaa lagu tababbaraa gabdhaha shaqo la’aanta ah iyadoona ka caawisa sidii ay shaqo u heli lahaayeen....
(ERGO) - Kaaho Xersi Cali waa hooyo heysata toddobo carruur ah waxayna afar kamid ah uga heshay waxbarasho iskuulkan laga...
(ERGO) - Haweenkan oo markii hore u badnaa warato waddooyinka dhinacooda ganacsiyo yaryar ku iibiya ayaa lacag la daymiyay si...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo