(ERGO) - Xarunta Hooyada iyo dhallaanka deegaanka Wardheer-bari oo 30 km u jira magaalada Carmo ayaa hadda shaqeeya habeenki kaddib...
(ERGO) - Lix iyo tobankii qof ee ugu horreeyay oo kalkaaliyayaal caafimaad ah ayaa loo tababaray inay la tacaalaan bukaannada...
(ERGO) - Mako Muxumed Cabdullahi waa hooyada qoys ka kooban siddeed qof, muddo labaatan sano ku dhow ayay buugta, qalimaanta, macmacaanka...
(ERGO) - Jiijo Sheekh Cabdalla waxay ka mid tahay qoysas gaaraya 280 oo intooda badan magaalada Muqdisho yimid kowdii bishan...
Xasan Xuseen Cali waa aabe lixdan iyo laba jir ah oo qoyskiisu ka kooban yahay 8 ruuxu kaasoo degan xaafada...
(ERGO) - Dadka ku nool magaalada Gaalkacyo weli uma muuqdaan kuwa ku baraarugsan halista looga digayo ee cudurka Korona. Fagaareyaasha...
Beeralayda gobolka Galgaduud ayaa waxay diyaargarow xoog leh ugu jiraan sidii ay uga hortagi lahaayeen koronkorradii uu reebay ayaxii ku...
(ERGO) - Cabdiwaaxid Xuseen Cusmaan oo guddoomiye u ah ololaha Midnimo wuxuu Raadiyo Ergo u sheegay in ay yihiin soddon...
(ERGO) - Aweys Axmed Aadan oo ku nool Doolow wuxuu ka mid yahay dadka ku xamaasha gaari-gacanka u kala gudbiya...
(ERGO) - Deeqa Aadan Muuse waa hooyada 7 carruur ah oo ka ganacsata caanaha xoolaha ee laga keeno tuulooyinka iyo...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo