Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haweenay gaari dhexdiis ku umushay markii iyada iyo qoysas kale ay Janaale dagaal uga soo carareen

Radio Ergo by Radio Ergo
April 20, 2020
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Cunto-Yaraanta, Wararkii u Danbeeyay, Xaaladda Xeryaha
0
Haweenay gaari dhexdiis ku umushay markii iyada iyo qoysas kale ay Janaale dagaal uga soo carareen

Jijo Sheikh Abdalla with her new-born and toddler, waiting for help in abandoned Herale camp in Daynile, Mogadishu, after fleeing Lower Shabelle conflict/Abdiwahab/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Jiijo Sheekh Cabdalla waxay ka mid tahay qoysas gaaraya 280 oo intooda badan magaalada Muqdisho yimid kowdii bishan Abriil. Haweenaydan oo wadata labo carruur ah oo ay sheegtay in mid ka mid ah ay jidka ku soo umushay ayaa safar lug ah ku timid degmada Afgooye halkaas oo gaari ay ka soo raaceen ku yimid Dayniile.

Jiijo iyo qoysaska kale ee barakaca ah ayaa degay dhul bannaan oo horey ay u dagganaayeen dad barakac ah iyagoo is lahaa markii hore waxaad halkaas ka helidoontaan wax daboola baahidiinna, balse  aysan noqan sida ay filayeen oo ay markii hore sahansadeen,  waxayna hadda ka cabanayaan ineyan haysan hoy, cunno, biyo iyo musqulo sida ay Raadiyo Ergo u sheegtay Jiijo.

“Marka kowaad guri ayaan rabnaa, wax aan cunno haddii Ilahay ka soo qaado nala siin karo , waxaan ku dhaqanno waa u baahannay. Halkan musqul kuma taallo, baraxddan ayaan habeenkii seexanna qabawga,” ayay tiri Jiijo.

Raaliyo Suufi Ibrahim oo haysata shan carruur ah oo midka ugu yar uu jiro saddex sano waxay ka soo lugeysay degmada Jannaale iyadoo saddex habeen iyo saddex maalin waddada ku soo jirtay.

Waxay ka hadashay duruufaha adag oo ay uga soo carartay deegaankeedii oo ay miciin soo bidday halka ay timid, hase ahaatee ay iyadana halkan ku haysato dhibaato kale oo nolosha ah.

“Nolol ahaan waxaan u bahaan nahay marka hore jiif, maro la xirto ma qabno, lugaha dacas gashanno ma qabno, raashiin sidoo kale, guri la dhisayo wax la saaro maleh,” ayay tiri Raaliyo Suufi.

Xamdi Amiin Nuur waxay 16-kii bishii Maarso seygeeda ku waysay dagaal Jannaale ka dhacay waxayna iyada iyo wiil yar oo ay dhashay naftooda ka la soo carareen Jannaale, waxayna hadda ay dulsaar ku noqatay kaamka barakaca Horyaal oo ku yaalla degmada Dayniile.

“Dhibaato, gaajo, guri la’aan iyo dhar la’aan ayaan na heysata musqul ma heysanno nin meesha musqul ku leh musqishiisa ayaan galnaa, waxaan dalban lahayn wax aan cunno cunuggeeyga canihiisa iyo biyo ayaan dalbaneeyna,” ayay tiri Xamdi.

 Xoghaya waaxda samafalka maamulka Cumar khaliif Xasan ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in dadkan soo gaaray degmada ay keliya u awoodeen in xeryahii horey loo degganaa ee barakacay ee degmada Dayniile ay qayb ka siiyaan.

“Waxay ku soo adeen xilli xasaasi ah oo uu jiro cudurka Korona, marka dhibatooyinkaas ay la soo kulmeen haddana hay`adaha iyo dadkii wax sadaqaysanayay soo gurman lahaa iyagana ma soo dhaqaaqi karaan wa la kala cabsaday, shacabkii meel la iskuma keeni karo caqabad aan caadi ahayn ayaan la kulannay,” ayuu yiri Cumar Khaliif Xasan.

Dadka barakaca ku imanaaya magaalada Muqdisho toddobaadkan waxay u badan yihiin dumar iyo carruur aabbeyashood ku waayay dagaalka.

Dadkan waxaa halkaas ku haysta duruufo ay ka mid yihiin iyagoo aan haysan cunno, hoy ay seexdaan, furshaan, agabkii ay ku adeegan lahaayeen iyo musqulo, taasoo ay u wehliso welwelka cudurkan khatarta ah ee Korona oo isaguna caqabad ku noqday sidaa ay hay`adaha kaalmo ula soo gaari lahaayeen.

 

Previous Post

Boorame: Nadaafad xumo ka jirta xaafadaha qaar oo xanuuno sababtay.

Next Post

Gibiley: Qoysaska saboolka ah ee ilihii dhaqaale ka burbureen oo maamulku u qaybiyay raashin

Related Posts

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

July 31, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

July 23, 2026
Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose
Caafimaadka

Boqollaal qof oo la ildaran shuban-biyood iyo daawo yari ka jirta Jubbada hoose

July 21, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Haween barakac ah oo qoysaskooda uga saaray nolol xumo haysay xirfado ay ku shaqaystaan

July 20, 2026
Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin
Wararkii u Danbeeyay

Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin

July 16, 2026
Next Post
Qoysas abaaraha ku cayroobay oo ka faa’iideystay gargaar raashin ah

Gibiley: Qoysaska saboolka ah ee ilihii dhaqaale ka burbureen oo maamulku u qaybiyay raashin

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 03-AUG-2026

IDAACADDA 03-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 03-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-AUG-2026
August 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-AUG-2026
August 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-AUG-2026
August 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 31-JUL-2026
July 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-JUL-2026
July 30, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo