(ERGO) - Saddex boqol oo qoys oo dagaallo qabiil tan iyo billowgii sanadkan uga soo barakacayay gobollka Shabeellaha hoose ayaa...
(ERGO) - Afartan haween barakac ah oo ku nool xerada Waxsan-suge ee deegaanka Garasbaaley ee gobollka Benaadir ayaa si wada...
(ERGO) - Qoyska Ruqiyo Maxamed Sheekh Xasan oo daggan xerada dadka soo barakacay ee Farjanno ee magaalada Boosaaso ayaa dhibaato...
(ERGO) - Faadumo Maxamuud Geelle iyo saygeeda Cali Xuseen Jimcaale oo ah laba qof oo weel ah aragana naafo ka...
(ERGO) - Xoogsato muruq-maal ah oo ku tiirsanayd wax soo saarka milixda laga qodo deegaanka Cusbo oo 40 km u...
(ERGO) - Wiilo Mustaf Xasan oo ah hooyada lix carruur ah, waxay ka mid tahay 142 haween oo tan iyo...
(ERGO) - Xayiraadda Covid-19 ayaa waxbarasho la’aan dhigtay 1,013 arday oo dhiganayay iskuulka hoose/dhexe ee xerada dadka soo barakacay Qollaji...
Shan boqol iyo lixdan iyo lix qoys oo deggan xeryaha ku yaalla degmada Kaxda ayaa Feberaayo iyo Janaayo lagu wareejiyay...
(ERGO) - Maryan Qaasim Nuur ayaa nolasha sagaal carruur ah ka maaraysa iibinta dhar u saaran miis yar oo u...
(ERGO) - Xero lagu barakacay oo hoy u ahayd in ka badan boqol qoys oo danyar ah ayay ciidamada dowladda...
© Copyright 2014 - 2023 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2023 Radio Ergo