Wasaaradda beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Soomaaliya, ayaa markii ugu horraysay sheegtay inay dib uga furtay dekedda weyne ee Muqdisho...
Kalluun lagu qiyaasey cadadkiisa 3-Tan oo aan nooleyn ayaa ku soo caariyey xeebta dekedda magaalada Boosaaso, Agaasimaha guud ee Wasaaradda...
Beeralleyda gobolka Shabeellada Hoose oo soo maray waayhihii ugu xumaa ee dhinaca tacabka beeraha, ayaa xilligan u muuqanaya in ay...
Raashinka oo gabaabsi ka noqday magaalooyin badan oo ku teedsan xuduudaha ay wadaagaan wadamada Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia Xaalad adag ayaa ka...
Waxaa la isku raacsan yahay in waddanka Soomaaliya uu leeyahay xoolo aan cadadkooda la soo koobi karin, kuwaasoo ah nooca...
Hilibka, raashiinka iyo shidaalka oo kor u kacay, iyo sarrifka qiimaha shilnka Soomaaliga oo hoos u dhacay ayaa bilihii ugu...
Iyadoo roobabkii deyrta ay ka curteen badanaa gobollada dalka, ayaa dadka ku dhaqan degmada Ceel-Dheer ee gobolka Galgaduud muddo saddex...
Ku dhowaad Saddex boqol oo gaadiid ah oo ay ku jiraan kuwo xamuul ah oo qaarkood ku wajahnaa gobolka Gedo...
Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxa kajiray jahwareer u dhaxeeya ganacsatada iyo dadka wax ka iibsada kadib markii...
Sare u kac aad u xooggan, ayaa waxaa laga dareemayaa Suuqyada iyo Goobaha ganacsiga Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Sarakacaasi...
IDAACADDA 13-JUN-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo