Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Sicir barar ballaaran oo ku yimid qiimaha hilibka magaalada Laascaanood

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 7, 2011
in Cunto-Yaraanta
0
Sicir barar ballaaran oo ku yimid qiimaha hilibka magaalada Laascaanood
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHilibka, raashiinka iyo shidaalka oo kor u kacay,  iyo sarrifka qiimaha shilnka Soomaaliga oo hoos u dhacay ayaa  bilihii ugu dambeeyay saameyn weyn ku yeeshay dadka ku nool magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Sicir bararkan ayaa wuxuu saamayn ku yeeshay qiimaha hilibka ee gudaha magaalada Laascaanood lagu kala iibsado oo maraya qiimo aad u sarreeya, gaar ahaan  qoysaska danyarta ah ayaan  heli karin qiimahan qaaliga ah ee hilibka lagu gadayo. dhanka kale dadka ka ganacsada hilibka ayaa waxay walaac badan ka muujiyeen qiimaha sii kordhaya ee hilibka .

Qaar ka tirsan haweenka ka ganacasada hilibka ayaa waxay raadiyo ERGO u sheegeen,  in qiimahan uu yahay mid dhibaato wayn ku haya dadka hilibka qala oo iyaga laga siiyo qiimo qaali ah oo aanay neefka xoolaha ah ka heleynin  wax faa’iido ah.

 Waxay haweenkan intaa raaciyeen, in marka hilibku uu qaali noqdo aysan heleynin ced ka iibsata sidaasina ay khasaaro ku soo gaarto, oo qaarkoodna lacag dheeri ah lagu yeesho.

Waxaa jira qaar ka tirsan haweenka oo iyagu iska daayay inay ka ganacasadaan hilibka, markii qiimaha laga siiyay iyo kan ay siinayaan  khasaare ballaaran  uu ka soo gaadhay.

Si kastaba ha ahaatee xaaladdan dhanka nolosha ah ayaa waxay tahay mid culays wayn ku soo kordhinaysa dadka ku dhaqan gobolka Sool, waxa iyana culayska sii kordhiyay hoos u dhaca shilin Soomaaliga oo keenay in qiimaha raashiinka uu noqdo mid aanay gadan karin dadka danyarta ah ee ku nool magaalad Laascaanood.

Previous Post

MUQDISHO: QOYSAS DIB LOOGU CELIYAY DEEGAANADII AY KA SOO BARAKACEEN

Next Post

Farxadda ciidul Adxaa ee Soomaaliya

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
Farxadda ciidul Adxaa ee Soomaaliya

Farxadda ciidul Adxaa ee Soomaaliya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-JUL-2026

IDAACADDA 07-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUL-2026
July 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUL-2026
July 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo