Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO: QOYSAS DIB LOOGU CELIYAY DEEGAANADII AY KA SOO BARAKACEEN

admin by admin
November 7, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
PHILLIPE LAZZARINI: SOOMAALIYA WAQTIGAN WAY KA SOO RAYNEYSAA MACLUUSHII DHACDAY 2011KII
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Xilli magaalada Muqdisho ay ku noolyihiin dadkii ka soo barakacay abaaraha baahsan ee ku  dhiftay gobolada koonfurta soomaaliya ayaa waxaa markii ugu horeesay waxaa dib loo celiyay qaar kamida qoysaska barakacayaasha oo kaasi oo dib loogu  deegaameenayo goboladii ay ka soo barakaceen

Hay,adda Bisha cas ee Imaaraatka ayaa maanta shaacisay in ay dib u celinayso barakacayaasha ku jira kaamam ku yaala gudaha gobolka Banaadir iyadoo ay kaasaacidayaan sahayda iyo iyo waliba agabka kale ee laxriira dib u soo celinta xirfadii ay lahaayeen.

Gudoomiyaha uruka bisha cas ee Imaaraatka Shariif Cabdalla  ayaa sheegay in arinkaasi ay kaga goleeyihiin in dadku ay ka faa iidaystaan xilli roobaadka dayrta oo haatan laguda galay si ay u beertaan dalagyada beeraha iyo in ay markale ay wax u soo saartaan.

“Waxaan ka saacidaynaa sahyada ay ku noolaan lahaayeen muddo 3 billod waxaan kale oo aan kasaacidi doonaa qalabka ay beeraha kufalanlahaayeen iyo waxyaabaha ay u baahanyihiin “sidaas waxa yiri Shariif Cabdalla.

Waa markii ugu horaysay oo qoysas barakacayaal ah oo kusugan magaalada Muqdisho dib loogu celiyo deegaanadii ay ka soo barakaceen.

Abdulkadir Mohamed Abdulle/MG

Previous Post

Muqdisho: qoysas dib loogu celiyay deegaanadii ay ka soo barakaceen

Next Post

Sicir barar ballaaran oo ku yimid qiimaha hilibka magaalada Laascaanood

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Next Post
Sicir barar ballaaran oo ku yimid qiimaha hilibka magaalada Laascaanood

Sicir barar ballaaran oo ku yimid qiimaha hilibka magaalada Laascaanood

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-JUL-2026

IDAACADDA 07-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUL-2026
July 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUL-2026
July 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo