Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALLEYDA GOBOLKA SHABEELLADA HOOSE OO RAJO WANAAGSAN QABA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 4, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALLEYDA GOBOLKA SHABEELLADA HOOSE OO RAJO WANAAGSAN QABA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBeeralleyda gobolka Shabeellada Hoose oo soo maray waayhihii ugu xumaa ee dhinaca tacabka beeraha, ayaa xilligan u muuqanaya in ay ka soo kabsanayaan dhibaatooyinkii ka soo gaaray abaarihi xoogganaa ee ku dhuftay dalka.

Beeralley badan ayaa xilligan ka faa`iideysanaya tacbashada beerahooda, kadib xilli roobaadkii dayrta oo si wanaagsan uga da`ay qaybo badan oo ka tirsan gobolka oo hore ay u saameeyeen abaarihii darnaa oo sababay in uu si weyn hoos ugu dhaco heerka wax soo saarka beeraha .

Sayid Cumar Maxamed oo ka mid ah beeralleydaasi ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay in
tacabka beeraha ee gobalka uu yahay mid wanaagsan, isagoo xusay in rajada beeralleyda ay ka soo hagaageyso sidii hore maaddaama roobab wanaagsan ay da`een.

Dhanka kale inkastoo roobabkii da`ay ay dib u soo celiyeen qoysas badan oo isagu jiray xoolalley iyo beero qodoto isaga hayaamay deegaannadoodii kadib markii ay u adkeysan waayeen abaarihii darnaa, ayaa haddana waxaa jirta caqado badan oo beeralleyda qaarkood ka haysata dhinaca kannaallada lagu waraabiyo beeraha oo aan si wacan u dayactirnayn iyo waliba saameynta fatahaado wabiga Shabeelle uu hore ugu sameeyey deegaanno ka tirsan gobalka oo sababtay in beeralley badan ay ku adkaato in ay beerahooda dib u beertaan.

Gobolka Shabeellada Hoose waa gobol ku tiirsan wax soo saarka beeraha, waxaana inta badan dalagga  kala duwan ee ka soo go`a loo iib geeyaa magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka.

Aadan Daahir Diyeeshe/FM/MG

Previous Post

KU DHOWAAD 300 QOF OO KA FAA`IIDAYSANAYA QALLIIN NOOCYO KALA DUWAN AH OO LAGA BILLAABAY DHOOBLEY

Next Post

SOOMAALI IYO ITOOBIYAAN KU DHINTAY TANSANIYA KADIB MARKII AY KU NEEF QABATOOBEEN GAARI LAGU TAHRIIBINAYEY

Related Posts

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraa Galgaduud oo ka cabanaya cudur ka dilaya xoolaha oo il-dhaqaale u ah

August 14, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Next Post
Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib

SOOMAALI IYO ITOOBIYAAN KU DHINTAY TANSANIYA KADIB MARKII AY KU NEEF QABATOOBEEN GAARI LAGU TAHRIIBINAYEY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026

IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026
August 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-AUG-2026
August 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-AUG-2026
August 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-AUG-2026
August 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-AUG-2026
August 27, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo