Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

SOOMAALI IYO ITOOBIYAAN KU DHINTAY TANSANIYA KADIB MARKII AY KU NEEF QABATOOBEEN GAARI LAGU TAHRIIBINAYEY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 5, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Tahriibayaal Itoobiyaan ah iyo kuwo Soomaali ah ayaa ku dhintay waadanka Tansaaniya, kadib markii ay ku neef qabatoobeen gawaari nooca xamuulka ah ee qafilan laguna qaado alaabooyinka oo si sharci darro ah loogu tahriibinayey.

Sarkaal u hadlay booliiska Tansaaniya ayaa sheegay in 20 qof oo Soomaali muhaajiriin ah ay ku dhinteen gaari konteenar ah meel 200 km u jirta caasimadda Darasalaam kuna dhow xuduudka Sambiya, dadka dhintay ayaa kala ahaa 3 haween ah iyo 17 rag ah.

Weriyaha Raadiyo Ergo Faarax Dubad ee Musambiig kuna sugan hadda xadka Tansaaniya ayaa sheegay illaa 12 qof oo Itoobiyaan ahi iyaguna ku dhinteen deegaanka Morambora, kuna dhow xuduudka Sambiya, waxaana dhaawacmay 22 qof, gaarigaan oo ahaa nooca kunteenarka alaabta lagu raro wuxuu siday 50 tahriibiyaal Itoobiyaan ah, kuwaasoo doonayey inay si sharci darro ah ugu tallaabaan waddanka koonfur Afrika, iyadoo gaariguna uu ka ambabaxay Kenya, warar kale ayaa sheegaya in 5 ka mid ah dadkii dhaawac ahaa dhinteen.

Safarka tahriibka ayaa sanad kasta galaafta nolosha boqollaal Soomaali ah kuwaasoo isaga kala goosha daafaha caalamka, waxaa kaloo jira kummannaan iyaguna xabsiyada ku jira.
Faarax Dubad/MH/FM

Previous Post

BEERALLEYDA GOBOLKA SHABEELLADA HOOSE OO RAJO WANAAGSAN QABA

Next Post

CIIDAMADA KENYA OO RAASHIIN U QEYBIYAY QOYSAS KU NOOL BUURGAABO.

Related Posts

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
Next Post
CIIDAMADA KENYA OO RAASHIIN U QEYBIYAY QOYSAS KU NOOL BUURGAABO.

CIIDAMADA KENYA OO RAASHIIN U QEYBIYAY QOYSAS KU NOOL BUURGAABO.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026

IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026
August 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-AUG-2026
August 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-AUG-2026
August 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-AUG-2026
August 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-AUG-2026
August 27, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo