Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Raashinka oo gabaabsi ka noqday magaalooyin badan oo ku yaal xuduudaha soomaaliya, kenya iyo ethiopia

Radio Ergo by Radio Ergo
November 18, 2011
in Cunto-Yaraanta
0
Muqdisho: qiimaha raashinka oo kor u kacay iyo sarifka lacagta dolarka oo hoos u dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankRaashinka oo gabaabsi ka noqday magaalooyin badan oo ku teedsan xuduudaha ay wadaagaan wadamada Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia

Xaalad adag ayaa ka taagan magaalooyinka Luuq, Doolow, Ceelwaaq, Garbahaarey, Beledxaawo iyo deegaanada ku dhaw-dhaw ee ka kala tirsan Kenya iyo Ethiopia, sida Mandheera, Raamuu, Ceelwaaq iyo Doolow Cadoo, kadib markii ay gabaabsi noqdeen beedeecooyinkii uga iman jiray dhanka magaalooyinka Muqdisho, Boosaaso iyo sidoo kale Nairobi iyo Mambasa.

Arrintani waxay kadambeysay markii ay go’een wadooyinka soo gala magaalooyinka ay dhibtu ka jirto ee ay gawaaridu soo mari jirtay , kuwaasoo roobabkii da’ay ay ka qodeen togag waa weyn oo keenay in lamari kari waayo.

Waxaa aad ugu yaraaday magaalooyinkan raashinka daruuriga ah sida Sokorta, Burka, Bariiska, Baastada, Saliida, Caana booraha iyo kuwa kale oo qaarkood qarka usaaran in la waayo gabigood, sida Sokorta oo kale, kuwaasoo hada lagu iibsado qiimo aad u qaaliya oo xitaa waxaaba bagaashka qaar lagu gataa hada in kabadan laba jibaar intii markii hore la’iibin jiray.
Sidookale waxaa iyana ka go’ay magaalooyin ay ka mid tahay Mandheera oo ku taala Gobolka Waqooyi Barri Kenya iyo Beled Xaawo oo ku taala Gedo-Somalia alaabo fara badan oo aan daruuri ahayn, laakiin aaney bulshadu uga maarmin waxyaabaha qaar ee quseeya adeegyadooda maalinlaha ah.

Maxamed Yuusuf waa ganacsade ku leh magaalada Mandheera tukaan lagu iibiyo waxyaabaha quutul daruuriga ah, waxaanu yiri.

“Baqaaradii lagu yaqaanay raashinka jumladaa inta badab raashinku waa uu ka dhamaanayaa, sida sokorta, burka caanaha, saliida, raashino badan oo magaalada ka sii yaraanaya ayaa jira, hadana rajooyin badan baa laqabaa oo mar-walba hadii wadada wax yar sii qalasho waxaa lafilayaa iney soo galaan gawaaridii raashinka uwaday magaalada”.

Xaaladaasi waxay si darran usaameysay malaayiin dad ku nool gobolada, Gedo, meelo kamida dhulka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia iyo Waqooyi Barri Kenya, kuwaasoo ubadan dad sabool ah oo ay markoodii horaba noloshu ku adkeed.

Dadka qaar waxay joojiyeen iney isticmaalaan qeybo kamid ah raashinkii ay cuni jireen, halka qeybo kale oo mushtamaca katirsana ay yareeyeen isticmaalka raashinkii ku filnaa mudo bila oo ay ka dhigeen ilaa iyo 2 bil ama in kudhaw, waana marxalad dhib badan hadii ay ragaado.

Cabdi Xassan waa aabaha 6 caruur ah oo ay hooyadood wehliso, mana haysto shaqo joogtaa oo waa xoogsade marmar hela wax uun xoogaa maalinkaas dabka lagu shito, isagoo ku sugan magaalada Beled Xaawo ayuu iigawaramay sida ay utaabatay noloshooda raashin yarida soo wajahday deeganadan.

“Anaga horta xamaalataan ahayn oo wixii yaraa ee aan helno ayaa wax noogoyn jiray, hadana wixii yaraabaa wax noo goyn la, marka Illaah baan ucalaacaleeynaa” ayuu yiri Cabdi Xassan.
Marka laga soo tago in roobabka wali ka da’aya meelo badan oo gobolka kamida ay gooyeen marrinadii  lamari lahaa, majirto dhanka kale qaabka kale oo meelahan lagu keeni karo waxyaabaha daruuriga ah, sida diyaarad oo kale. Waa kan Mid Kamida ganacsatada Mandheera.

“Masuurtagaleyso oo diyaaraduhu ma’ogala alaabaha bagaashka oo kale, marka diyaaradihii naftirkoodii wey cabsanayaan, saameeyn weyn ayay nagu yeesheen naftirkoodii, wadadii uunbaan wax kasoo gudbisan jirnay, wadadiina wey xayiran tahay”  ayuu yri ganacsadahaas xili uu aad uga walaacsanaa dhibaatada soo wajahday ganacsigooda.

Qiimahaan raashinka ee sare u kacay ayaa keeni kara inay kororto dadka macaluulaya, iyadoo waaxda ka sii digista cuntadda iyo nafaqadda ee FSNAU (riix) ay warsaxaafeed ay soo saartay ku sheegtay maanta qiyaastii inay hoos u dhacday dadka macaluushani mrka loo eego bishii August ee sanadkaan. inkastoo FSNAU sheegtay in gurmadka macaluushu tahay inuu sii socda ilaa bisha December ee sanadka.

Marka laga soo gudbo wax kasta oo kale, waxay mushtamacaasi maalaayiinta  garaaya ay umarayaan dhibaatada intaas gaarsiisan, inteeda badan waa wado la’aan soo heysatay, mudo aan yareen, iyadoo waxyaabihii quutul daruuriga ahaa ee ay ubaahnaayeen ay hada ku go’doonsan yihiin inta udhaxeeysa gobolda Bay iyo Bakool, dhanka Soomaaliya, dhanka Kenyana  magaalada Wajeer, oo roobab ka da’ay la’ajligood lala soo mari la’yahay mudo  bil ka badan.

Nuur Cali Faarax/MH

Previous Post

Oxfam oo ugu baaqday beesha calamka dar dar gelinta gargaarka soomaaliya

Next Post

Hay’adaha soyden iyo yea oo carruur u qaybiyay qalabka lagu caseeyo kabaha

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay biyo yari ku haysa Muqdisho in ka badan 12,000 oo qoys

April 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku xarooday xeryaha Baardheere oo la il-daran nolol xumo ka dhalatay dhaqaale la’aan

March 27, 2026
Next Post
Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib

Hay’adaha soyden iyo yea oo carruur u qaybiyay qalabka lagu caseeyo kabaha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo