Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Oxfam oo ugu baaqday beesha calamka dar dar gelinta gargaarka soomaaliya

admin by admin
November 18, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Oxfam oo ugu baaqday beesha calamka dar dar gelinta gargaarka soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHay’adda Oxfam ayaa ugu baqaday hogamiyahasha calamka inay xoogga saaraan sidii wax looga qaban lahaa macaluusha ka taagan wadanka, waxayna hay’addu ugu baaqday qaybaha ku lugleh dagaaladda inay xaqiijiyaan  sidii dadka shicibka ah loo badbaadin lahaa kuwaasoo badhtanka ugu jira hubka la Is waydaarsanayo, ayna dadka Soomaaliyeed u helaan xornimo ay ku socon karaan iyadoo hay’adaani dhinaca kalenna ku dhaliishay beeshay hogaamiyayaasha waamadda calamku inay taageero badan ku bixiyaan hawl galadda milateri ee ka socda Soomaaliya halkii ay dhisi lahayeen hanaanka soo kabasho.

Warbixintaan Oxfam ayaa soo baxday iyadoo maanta lagu dhawaaqay inay hoos u dhacday dadka macaluushu hayso ee Soomaaliya ku nool  ayey Oxfam haddana sheegtay in wakhtigaan la gaaray markii dardar gelin lahaa gargaarka bani’aadanimo, intii khatar lagu geli lahaa wax aan weynayn, waana inaysan bulshadda caalamku hal gacan keliya wax gelin iyagoona iska indha tiraya dhinaca kale ee ah dadka Soomaaliyeed ee baahan, kuwaasoo la daalaa dhacaya sidii ay uga badbaadi lahaayen gaajadda ayuu yiri Senait Gebregziabher oo ah agaasiamah Oxfam ee Soomaaliya.

“Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan horay u qaadnay talaabo  taasoo ah inay yaraatay dadkii macaluulayey, laakiin cabsidu waxay tahay in laba talaaboo kale isku dhacyadda iyo colaaduhu dib noo celiyaan, waxayna bulshadda calamku dadaalkooda iyo awooddooda gelinayaan dhinaca siyaasadda”

Oxfam ayaa sheegtay n goboladda Jubadda Dhexe iyo Hoose ay saameeyeen colaaddaha hadda muddada bisha ka socda, waxayna ka hakiyeen in gargaar la gaarsiiyo 27000 oo qof, halka 58000 oo kalena  ay si xun u saamaysay abuur iyo qalabka beeraha oo aysan haysan si ay u qotaan ugana faa’iidaystaan tabcabka xilliga dayrta beerahooda taasoona ku riday dibu dhac,  dagaaladda hadda jiraana waxay sii keenayaan dibu dhac kale.

Sidoo kale madaxa Oxfam ee Soomaaliya wuxuu kaloo sheegay in iyadoo weli ay socdaan hanaanka badbaadinta nolosha ee biyaha lagu geynayo badi dhulka, haddana in lagu khasbay in badan inay hakiyaan hawlahooda, sida in la qodo ceelal cusub, qaybinta abuurka beeraha, qalabka iyo xoogaa gacan gelis lacag ah oo bulshadda la siin lahaa, arrimahaan oo gebi ahaanba dib u dhacay hadda, waxayna arrimahaani keenayaan inuu xumaado midhihii wax soo saarka ee la goosan lahaa bisha Janaayo ee inagu soo fool leh. Sidoo kale dhibaatadda dhinaca amaanku waxay ku khasbaysaa beeralay badan inaysan u dhaqaaqin beera qodaalka.

Soomaaliya ayaa tobanaan sanno ku jirtey cunto yaraan ba’an laakiin dagaaladda iyo weeraradda ay beesha calamku taageerayso ayaa uga sii daraya xaaladahay ku nool yihiin dadka caadiga ah ee Soomaaliyeed ayuu hadalkisii ku soo gunaanaday Mr. Gebregziabher. Incursion.

Oxfam
Horn East & Central Afirca

Previous Post

CUDURKA DAACUUNKA OO KU SII FIDAYA XERYAHA QAXOOTIGA

Next Post

Raashinka oo gabaabsi ka noqday magaalooyin badan oo ku yaal xuduudaha soomaaliya, kenya iyo ethiopia

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
Next Post
Muqdisho: qiimaha raashinka oo kor u kacay iyo sarifka lacagta dolarka oo hoos u dhacay

Raashinka oo gabaabsi ka noqday magaalooyin badan oo ku yaal xuduudaha soomaaliya, kenya iyo ethiopia

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-MAY-2026

IDAACADDA 11-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-MAY-2026
May 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-MAY-2026
May 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo