Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Dadka ku nool degmada ceel-dheer oo billaabay tacabka beerahooda

Radio Ergo by Radio Ergo
October 31, 2011
in Cunto-Yaraanta
0
Dadka ku nool degmada ceel-dheer oo billaabay tacabka beerahooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIyadoo roobabkii deyrta ay ka curteen badanaa gobollada dalka, ayaa dadka ku dhaqan degmada Ceel-Dheer ee gobolka Galgaduud muddo saddex sano ah ka dib waxay billaabeen tacbashada beerahooda.

mid kamid ah odayaasha beeraleyda ah oo ku sugan Ceel-dheer, Maxamed Cali Culusoow ayaa Raadiyo ERGO uga warbixiyay  sida ay u socoto howlaha tacabka beeraha:

“ Waxaan ku guda jirnaa tacbashada beeraheenna, waxaana dooneynaa inaan ka faa’iideysanno roobka ilaahay inoo keenay. Waxaana xilligan oo kale la beertaa dalagyada Galleyda, mesagada iyo digirta hadba wixii uu qofku awoodo” ayuu Yiri Culusoow.

Culusoow ayaa sidoo kale sheegay, inaysan jirin ced gacan ka siineysa sidii ay u heli lahaayeen miraha dalafyada ay doonayaan inay beertaan.

“Wax hay’ado ah oo illaa iyo hadda abuur ina soo gaarsiiyay ma jiraan, annaga ayaa ka keensannay Muqdisho iyo Gaalkacyo, waxay dadku dadaal u galeen sidii ay u heli lahaayeen abuurka oo fasalkaan uusan u dhaafin” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Culusoow.

Dhanka kale waxaa jira dad barakacayaal ah oo ku dhaqan Degmadaasi Ceel-Dheer, kuwaasoo  aan heysan haysan Guryo hagaagsan oo ay ka galaan roobabka iyo qabowga habeenkii.

Inta badan deegaannada  gobolka Galgaduud, ayaa waxaa laga helay roobabka deyrta oo ay dadku si weyn ugu diirsadeen maadaama in muddo ah dalka ay ka jireen abaaro lixaad leh.

Abdijamaal/FM

Previous Post

BAYDHABO: BEERALAYDA OO WAQTI ADAG UU KA HOREEYO

Next Post

Carruur shuban ugu geeriyootay Baardheere

Related Posts

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 12, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 3, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
Next Post
Carruur shuban ugu geeriyootay Baardheere

Carruur shuban ugu geeriyootay Baardheere

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-JUN-2026

IDAACADDA 13-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUN-2026
June 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo