Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Carruur shuban ugu geeriyootay Baardheere

admin by admin
November 1, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Carruur shuban ugu geeriyootay Baardheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankCarruurtan ayaa waxay ka soo jeedaan qoysas danyar ah oo noloshoodu ay ku tiirsanayd qodashada beeraha, waxaana inta aysan dhiman ka hor la dhigay Cisbitaalka degmada Baardheere oo xarun quudin iyo caafimaad ay ku leedahay hay’adda bisha cas ee Soomaaliya.

Ibraahim Isaaq Gaaseey, oo ah madaxa qeybta caafimaadka hay’adda bisha cas ee gobolka Gedo ayaa u xaqiijiyay raadiyaha ERGO in carruurtaasi ay ku geeriyoodeen gudaha xarun caafimaad oo ay ku leeyihiin gudaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Ibraahim ayaa sheegay in dadka la soo xiriiraya Cisbitaalka oo imanaya ay yihiin dad ay haystaan dhibaatooyin dhinaca nolosha ah, wuxuuna sheegay in dadkaasi ay yihiin dadkii ay sida weyn u saameeyeen abaaraha isla markaana ay xoolahoodii ku waayeen “maalin waliba waxaa soo gaara xarumaheenna boqollaala carruur ah kuwaasoo ay ka muuqato ama laga dareemayo nafaqo darro aad u xooggan, waxaan siinnaa buskudka lagu nafaqeeyo carruurta, waxaan u karinnaa boorash carruurta iyo hooyooyinka nafaqadoodu liidato, waxaan leennahay illaa 2 kooxood oo wareega tuulooyinka waxaan sidoo kale leennahay laba xarumood oo ay yimaadaan dadka nafaqo darrada ay heyso,” ayuu yiri Ibraahim.

Ibraahim ayaa sidoo kale sheegay, in dadka xarumahaasi ka diiwaan gashan ay gaarayaan illaa 4500 kuwaasoo adeegyo caafimaad loo fidiyo. Si kastaba ha ahaatee xaaldaha nololeed ee dadka ay saameeyeen abaaraha ayaa ah mid aad u liidata.

Axmed Cumar Saalixi/CC/FM

Previous Post

Dadka ku nool degmada ceel-dheer oo billaabay tacabka beerahooda

Next Post

Askari barakacayaal ku rasaaseeyay xerada Rajo ee magaalada Muqdisho

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
Next Post
Askari barakacayaal ku rasaaseeyay xerada Rajo ee magaalada Muqdisho

Askari barakacayaal ku rasaaseeyay xerada Rajo ee magaalada Muqdisho

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-MAY-2026

IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo