Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

BAYDHABO: BEERALAYDA OO WAQTI ADAG UU KA HOREEYO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
October 31, 2011
in Wararkii u Danbeeyay
0
BAYDHABO: BEERALAYDA OO WAQTI ADAG UU KA HOREEYO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Keydka sawirrada/Ergo

Gudoomiyaha degmada Baydhabo ee maamulka al-shabaab ayaa sheegay in ay sameeyeen daraasaadyo la xiriira beeraha islamarkaasina ay abaabuleen iskaashato u dhaqaaqaya taageeridda beeralayda si loo kordhiyo waxsoosaarka.

Kulamo maalmihii ugu dambeeyay ka soconayey magaalada Baydhabo ee gobolka Bay oo ay ka qeybgaleen Saraakiil ka tirsan al-shabaab, ganacsato, beeraley iyo dad ku xeeldheer beeraha ayaa looga hadlay waxkaqabashada dhibaatooyinka ay qabaan beeralayda iyo waxsoorka gobolka.

Sida uu sheegay mid kamid ah xubno dhowaan loomagacaabay wacyi gelinta beeralayda, waxaa jira guddi ka shaqeynaya horumarinta beeraha iyo dadka ka shaqeeya beeraha kuwaasi oo uu tilmaamay in laga sugayo dar dargelinta go’aanadii ka soo baxay kulamadaasi.

Inkastoo ay jiraan dadaallo uu wado maamulka degmada ayaa hadana waxaa jira cabasho beeralayda ay kamuujinayaan qala la’aan heysata iyo cayayaan dhibaateeya dalaga taasi oo hoos u dhac ku sameynaysa dadaaladii beeraleyda ay ku doonayeen in ay ku soo saareen waxyaabo tayo leh.

Ahmed Hassan oo kamid ah beeraleyda gobolka ayaa sheegay in ay jirto iskaashi la’aan iyo baahi loo qabo in la helo qalab ka saacida waxsoosaarkooda.

Beeralayda gobolada Bay iyo Bakool ayaa ah kuwo u baahan in ay helaan qalab haatan ka saacida tacabka si ay uga faaideystaan roobabka kaddib abaaro ku dhufta koonfurta Soomaaliya oo saameeyay noloshooda.

Previous Post

Codsi bani’aadanimmo

Next Post

Dadka ku nool degmada ceel-dheer oo billaabay tacabka beerahooda

Related Posts

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska

September 16, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari

September 14, 2026
Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo
Wararkii u Danbeeyay

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo

September 11, 2026
Next Post
Dadka ku nool degmada ceel-dheer oo billaabay tacabka beerahooda

Dadka ku nool degmada ceel-dheer oo billaabay tacabka beerahooda

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-SEP-2026

IDAACADDA 22-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo