Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Codsi bani’aadanimmo

Radio Ergo by Radio Ergo
October 31, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Codsi bani’aadanimmo
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHey’adda DDG ee Dhenishka waxay si xishmad leh oo bani aadnimo ku jirto kaga codsanaysaa bulshada deegaanga, odayaasha dhaqanka iyo wax gardaka in ay gacan ka geystaan siideynta shaqaalaheeda laga afduubay. Shaqaalahan ajanabiga ah waxaa laga afduubtay Galkayo tarikhdu markay aheyd 25 October 2011. Waxay shaqaalahan la afduubay kala yihiin  Poul Thisted, oo ah nin 60 jir ah oo u yimid dalka Soomaliya in uu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee ku dhibataysan gobolka  iyo Jessica Buchanan oo 32 ir ah oo ah Gabadh macalimad ah oo iyaduna nafteeda u hurtay in ay wax barto dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolka.

Labada shaqaale ee la afduubtey waxay ka mid yihiin bulshada gargaarka caalimiga kuwaso ay ka go’neyd in ka shaqeyaan Soomaliya  iyagoo ku tageraye DDG cawinada biniaadnimo ay siinayso bulshada Somaliyeed waxayna matalayeen howlaha gargarka calimiga ah iyo midda cawinada Dhenishka ee loogu talo galay bulshada Soomaliyeed ee dhibateysan eek u dhaqan gobolkaas.
Hay’ada miino baarista ee Dheenisku waxa ay la shaqeyneysay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan goboka ilaa sannadihii 1999- taas oo markasta ku hawlaneyd wax ka qabashada arimaha gar gaarka bani aadanimo. Hadaba, iyada oo manta dadka soomaaliyeed ay daris la yihiin dhibaaatooyinka ay sababaeen dagaalada iyo abaaraha waxa haboon iyo aynu ka wada shaqeyno sidii loo fududeyn lahaa gaadhsiinta dadka dhibaateysan adeega hawlaha gaarka baniaadanimo.
DDG waa Hey’ad tix raacda ka shaqeynta gargaarka binaadnimada si loo taagero dadka ay dhibatoyinka ka soo gareen abaaraha iyo colaadaha. Hadaba shaqaalaha hey’adani waxay had iyo jeer ku shaqeeyan mabaadi’da dhexdhexadnimada iyo gargaarka binadnimo ee aan kala sooca laheyn.

Hay’ada DDG waxay marlabaad halkan ku codsaneysaa taageeradiina mudadan mashaqada dhbaatada ay taagan tahay- taas oo lagu soo hagaajin karo crisis@drchoa.org ama + 254 712 049 153.

Previous Post

Nabad-doon baaq u diray kooxaha afduubay shaqaale ka tirsan DDG

Next Post

BAYDHABO: BEERALAYDA OO WAQTI ADAG UU KA HOREEYO

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
BAYDHABO: BEERALAYDA OO WAQTI ADAG UU KA HOREEYO

BAYDHABO: BEERALAYDA OO WAQTI ADAG UU KA HOREEYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-SEP-2026

IDAACADDA 22-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo