Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nabad-doon baaq u diray kooxaha afduubay shaqaale ka tirsan DDG

Radio Ergo by Radio Ergo
October 31, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Nabad-doon baaq u diray kooxaha afduubay shaqaale ka tirsan DDG
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qblankaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee ku nool magaalada Muqdisho, ayaa ka codsaday kooxihii magaalada Gaalkacyo ka afduubtay laba ka tirsanaa shaqaalaha hay,adda DDG oo ah hay’ad laga leeyahay dalka Denmark in ay sii daayaan shaqaalahaasi.

haddaba wariyaheenna Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan,  oo wareystay Nabad-doon Axmed Diiriye oo ka mid ah nabad-doonnada ku nool Muqdisho ayaa waxa uu weydiiyay bal sida ay u arkaan shaqalahaan loo geystay afduubka, wuxuuna  ku  jawaabay Axmed Diriye:

“Arrintaasi waa arrin fool xumo ah oo laga yaqyaqsoodo dadka Soomaaliyeedna aan ku wanaagsanayn, waxaana u sheegayaa in ay ka waantoobaan,waxaan leeyahay iska daaya kuwa aad hadda haysaan kuwo dambana ha afduubina”

Nabad-doonka ayaa sidoo kale sheegay in  dadkaan ay afduubteen ay yihiin dadkii u soo gurmaday shacabka Soomaaliyeed ee dhibaataysan sidaas darteedna dhaqan wanaagsan aysan ahayn waxa ay ku kacayaan.

Nabad-doon  Axmad Diiriye, ayaa sheegay in haddii ay yihiin odayaasha dhinaca dhaqanka in ay cambareynayaan falalkaasi ay ku kaceen kooxahaasi.

Mar la weydiiyay Nabad-doonka saameynta ay arrintaan ku yeelan karto dadka Soomaaliyeed ayaa waxa uu yiri: “wax xirriir ah oo ka dhaxeeya ama iska quseeya kuwa  wax afduubanaya iyo kuwa u baahan samafalka ee barakacayaasha ah ma jiraan,  marka sidaa darteed waa iska suura gal in ay saameyso laakiin waxaan ku talinaynaa in ay sii wadaan hawlaha ay u hayaan dadka dhibaataysan”

Nabad-doon Axmed Diiriye, ayaa ugu dambeyntii ugu baaqay kuwa haysta labadaas ruux ee ka tirsan shaqaalaha hay’adda DDG in ay si deg deg ah u sii daayaan, isagoo intaa raaciyay dhinaca kale in ay xiriir la sameeyeen maamulayaasha deegaannada lagu haysto labadaas ruux ee ajaanibta ah ayna  ku boorriyeen in ay ku dadaalaan sidii loo sii deyn lahaa shaqaalahaaas afduubka loo heysto.

Yusuf Keynaan/CC

Previous Post

Xarun lagu daryeelo carruurta darbijiifka ah oo laga furay magaalada Muqdisho

Next Post

Codsi bani’aadanimmo

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
Codsi bani’aadanimmo

Codsi bani'aadanimmo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-JUN-2026

IDAACADDA 14-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo