Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xarun lagu daryeelo carruurta darbijiifka ah oo laga furay magaalada Muqdisho

Radio Ergo by Radio Ergo
October 31, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu daryeelo carruurta darbijiifka ah oo laga furay magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHay’ad daryeesha Carruurta Soomaaliyeed oo lagu magacaabo SOMCO, ayaa bishii September Magaalada Muqdisho ka furtay xarun lagu daryeelo Carruurta darbijiifka ah iyo kuwa ay dhaleen qoysaska danyarta ah.

Hay’addan ayaa waxaa aasaasay  dhalinyaro wax ka barata jaamacadaha magaalada Muqdisho, oo iska kaashaday sidii ay wax ugu qaban lahaayeen carruurta darbifiifka ah iyo kuwa danyarta ah.

Axmed Soomow, oo ah madaxa hay’addan ayaa raadiyaha ERGO uga warbixiyay  sida ay ugu suurto gashay inay furan xaruntaasi “  markaan aragnay dhibaatooyinka carruurta darbijiifka ah heysata oo ay ka mid tahay waxbarashao la’aanta, ayaan go’aansannay inaan u furno xarun lagu daryeelo waxna lagu baro. Waxaa jira carruur iyagu guryaha jooga oo aan heysan ced ka bixisa qarashaadka waxbarashada waxaana dhanka dhaqaalaha naga caawiyay ganacsato Soomaaliyeed”.

Axmed ayaa sheegay, in haatan carruurta ku jirta xaruntaasi ay gaarayaan 300 oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal isla markaana ay soo ururintooda la kaashadeen bulshada magaalada Muqdisho.

Carruurtan ayaa waxaa xarunta lagu baraa maadooyin kala duwan, sida luqadaha,xirfadaha iyo tabarro akhlaaq wanaagga lagu barayo, sida uu sheegay Axmed Soomow waxaa la siiyaa carruurta darbi jiifka ah cunto maadaama aysan la nooleyn qoysas daryeela.

Guddoomiyaha hay’adda daryeelka carruurta Soomaaliyeed Axmed Soomow, ayaa ugu dambeyn ugu baaqay hay’adaha daryeela carruurta iyo bulshada Soomaaliyeedba inay gacan ka siiyaan sidii ay u ballaarin lahaayeen xaruntaasi.

Aadm Diyeeshe/FM

Previous Post

Howlgallada ciidanka Kenya iyo afduubka shaqaalaha gargaarka oo saamayn ku yeeshay qaxootiga Dhadhaab

Next Post

Nabad-doon baaq u diray kooxaha afduubay shaqaale ka tirsan DDG

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
Nabad-doon baaq u diray kooxaha afduubay shaqaale ka tirsan DDG

Nabad-doon baaq u diray kooxaha afduubay shaqaale ka tirsan DDG

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-JUN-2026

IDAACADDA 14-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo