Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Muqdisho: qiimaha raashinka oo kor u kacay iyo sarifka lacagta dolarka oo hoos u dhacay

Radio Ergo by Radio Ergo
October 25, 2011
in Cunto-Yaraanta
0
Muqdisho: qiimaha raashinka oo kor u kacay iyo sarifka lacagta dolarka oo hoos u dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSuuqyada Magaalada  Muqdisho ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxa kajiray jahwareer u dhaxeeya ganacsatada iyo dadka wax ka iibsada kadib markii ay dhibaato kadhalatay hoos u dhac xoog leh oo ku yimid sarifka lacagta Doolarka Mareykanka halka qiimaha lagu iibsado raashinkana uu si xowli ah kor ugu sii socda taasina dhibaato ayay ku wadatahay dadka si gaar ahna kuwa danyarta ah.

$100 “ boqolka doolarka Mareykanka” oo maalmo kahor la sarifayay Sadax malyan iyo dhowr boqol oo shilinka Soomaaliga maalmo gudohoodna waxa uu hoos uga degay sarifka dhowr boqol oo kun shilinka Soomaaliga, hadaba sababta arintaan keentay waxaan wax kaweydiiyay mid kamid ah sariflayaasha Muqdisho.

“Sababaha waa hay’adaha wadanka soo galay oo mucaawina ahaan dollarka u qeybiya “ ayuu yir mid kamid ah sariflayaasha Muqdisho.

Fowsiya Maxamed Axmed oo kamid ah haweenka Muqdisho oo Radiyow Ergo isgarabtaagay xili ay ku sugneyd goob sarifka ah ayaa ka sheekeysay isbedelka suuqa ku dhacay iyo saameynta ay dareemeyso.

“Walaahi dhibaato weyn ayuu keenay, mar hadii sarifka uu hoos u dhaco qiimaha raashinka ayaa kor u kaca, taasina saameyn ayey nagu reebaysa”.

inta badan dad ka shaqeysta howlaha kala bedelka lacagaha hoos u dhaca sarifka waxa ay u aaneynayaan lacago badan oo doolar ah oo magaalada soo galay.

Hadaba dhinaca kale maxay iyaga sicir bararka raashin u sababeynayaan ganacsatada bagaashleyda haweenay kamid ah ganacsatadaasi oo aan baqaarkeeda kula kulmay ayaa iska fogeysay eedda sheegtayna in arintu ay kasocoto ganacsatada waaweyn ee dakada wax kasoo degsata.

Gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”  ayaa isaguna codsaday si arimahan wax looga qabto in hey’adaha ay gacan ka geystaan joojiyaana raashinka gargaarka ee dalka gudihiisa ay ka iibinayaan taa bedelkeedana ay dibada cunto dalka ku filan ka keenaan.

“Ganacsatada ayaa waxa ay sameeyaan ganacsigooda waxa ay la sugayaan hay’adaha , marka hay’adaha waxa aan ka codsanaynaa in joojiyaan dalka waxyaabaha ay iibsanayaa islamarkaana ay raashinka ka keenaan dalka dibadiisa”.

Dhibaatooyinkan kadhasha jahwareerka kataagan isbedbedelka ganacsiga waxaa aalaaba saameyntiisa dusha u rita danyarta Muqdisho oo markale arintani awgeed hada dhibaato kale wajahaya iyadoo arrinta la dadku la yaaban yihiin tahay qiimahii dollarka oo hoos u dhacay iyo maceeshadii quutal daruuriga ahayd oo qimaheedu aad kor ugu kacayo.

Yusuf Koranto/MH

Previous Post

XAALADAHA AMMAAN EE KENYA IYO WELWELKA SOOMAALIDA

Next Post

Boosaaso: Roobab burburiyay guryo ay degganaayeen barakacayaal

Related Posts

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 12, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 3, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
Next Post
Boosaaso: Roobab burburiyay guryo ay degganaayeen barakacayaal

Boosaaso: Roobab burburiyay guryo ay degganaayeen barakacayaal

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-JUN-2026

IDAACADDA 15-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JUN-2026
June 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo