Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Boosaaso: Roobab burburiyay guryo ay degganaayeen barakacayaal

Radio Ergo by Radio Ergo
October 26, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Boosaaso: Roobab burburiyay guryo ay degganaayeen barakacayaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBarakacayaasha ku dhaqan mid ka mid ah xeryaha ay dadka ugu badan ee barabaxay ay ku jiraan ee magaalada Gaalkacyo, ayaa guud ahaan baaba’day markii Roobab mahiigaan ah ay ka da’een magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo daadad ka dhashay ay qaadeen guryihii cooshadaha ahaa ee ay dadyowgan gabbaadka ka dhigan jireen.

Barabaxayaashan ay daadadku sii barakaciyeen dhawaan ayay ku soo guryo noqdeen xeradaasi, kaddib bil ka hor markii ay halkaa uga carareen dagaal ka dhacay Gaalkacyo oo dad badan ku khasbay in ay guryohooda ka cararaan.

Halkan ay ku taallo xeradan oo ah dhul hoose oo ay biyuhu ku soo ururaan, ayaa ay dhammaan guryihii cooshada ahaa ee halkaa ku yaallay ay daadad ka dashay roobabkan oo halkaa ku soo rogmaday ay qaadeen.

Idaacadda Ergo oo la xidhiidhay qaar ka mid ah dadka ay hoy la’aantu ku dhacday ee xeradaas oo lagu magacaabo Warshad Galley, ayaa dareenkooda ku sheegey hannaan murugo laga dheehan karo, waxana haweeney barakacayaashaas ka mid ah oo ka timid gobolka Baay ay sheegtay in aanay haysan Hoy, Hu’, iyo cunto intaba, xilli ay iyada iyo carruurteeduba dibadda ka joogaan aqal cooshad ka samaysan oo ay xerada Warshad Galley ka daganaayeen, kadib markii aqalkaas iyo alaabihii ugu jireen ay dhammaantood biyaha roobka ka dhashay la tageen.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ee gurmadka u fidiyay Barakacayaashaas ay roobabku guryahoodii ka qaadeen ayaa isna ERGO u sheegey sida ay wax u dheceen iyo marxaladda nololeed ee dadkan haysta waxana uu yidhi C/risaaq Maxamed Yaasiin  “dadka halkan ku nool xaaladdoodu aad ayay khatar ugu jirtaa, meel ay u barakacaanna ma garanayaan goobtii ay degenaayeenna gabi ahaan way baaba’day”.

Barabaxayaashan waxa ay badanaa nolol ahaan ku tiirsanaayeen dhismaha guryaha, xamaalka, dhar-dhaqidda, qashin guridda, iyo shaqooyin hoose oo ay ka helaan lacag aan noloshooda ku fillayn, waxana xilligan ay is dul hoganayaan bannaanka xeradaas.

Adam Shardi/MG

Previous Post

Muqdisho: qiimaha raashinka oo kor u kacay iyo sarifka lacagta dolarka oo hoos u dhacay

Next Post

Burco: Urur dhalinyaro oo dib u farsamaynaya bacaha

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
Burco: Urur dhalinyaro oo dib u farsamaynaya bacaha

Burco: Urur dhalinyaro oo dib u farsamaynaya bacaha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-JUN-2026

IDAACADDA 14-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo