Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Sicir barar xooggan oo ka jira degmada ceelwaaq

Radio Ergo by Radio Ergo
October 24, 2011
in Cunto-Yaraanta
0
Mandheera. abaaraha iyo colaadaha gedo oo saameeyey cuntada iyo ganacsiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSare u kac aad u xooggan, ayaa waxaa laga dareemayaa Suuqyada iyo Goobaha ganacsiga Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Sarakacaasi ayaa  lala xariirinayaa hakad ku yimid Gaadiidkii Xamuulka ahaa ee soo galayey Degmadaasi Roobabka da’aya aawadood iyo weliba deganaansho la’aanta ka jirta Deegaankaasi.

Noocyada Raashiinka uu qiimahooda cirka isku shareeray ayaa waxaa ka mid ah Masagada, Bariisk,Burka,Sokorta,Saliidda iyo Baastada kuwaasoo ah cunnada daruuriga u ah Dadka.

Ganacsatada iibisa Raashiinka oo u warramayay Raadiyaha ERGO, ayaa u sababeeyay qiimo kororkaan Roobabka ka da,ay Deegaannada hoos yimaada Degmadaasi Ceelwaaq  oo xirey dhammaan Waddooyinkii soo galayey Magaalada iyo dhaqdhaqaaaqyada Ciidan ee ka taagan halkaasi.

Sahro Aaden Cali, oo ka mid ah Ganacsatada iibisa Raashiinka ayaa sheegtay in Qiimaha raashinka uu sare u kacay laba laab qiimihii uu bil ka hor la iibinayay.

Waxay Sahra sheegtay, inay hakad galeen raashiinkii ka imaanayey Magaalooyinka Muqdisho iyo Ceelwaaq Kenya oo inta badan soo gali jiray Suuqyada Magaalada Ceelwaaq Soomaaliya.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

Geedka keligii noolaha ama cali garoobka oo ku faafay beerihi gobolka hiiraan

Next Post

XAALADAHA AMMAAN EE KENYA IYO WELWELKA SOOMAALIDA

Related Posts

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
Beeraha Iyo Xoolaha

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

July 13, 2026
Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 8, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 7, 2026
Nolol xumo haysa haween barakac ku ah Doollow kuwaas oo noqday shaqo la’aan
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo haysa haween barakac ku ah Doollow kuwaas oo noqday shaqo la’aan

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Next Post
XAALADAHA AMMAAN EE KENYA IYO WELWELKA SOOMAALIDA

XAALADAHA AMMAAN EE KENYA IYO WELWELKA SOOMAALIDA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-JUL-2026

IDAACADDA 18-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-JUL-2026
July 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JUL-2026
July 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JUL2026
July 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JUL-2026
July 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUL-2026
July 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo