Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Bay: gaadiid sida shixnado ganacsi oo ay xannibeen colaadaha iyo roobabka ka da’aya gedo iyo jubooyinka.

Radio Ergo by Radio Ergo
October 28, 2011
in Cunto-Yaraanta
0
Bay: gaadiid sida shixnado ganacsi oo ay xannibeen colaadaha iyo roobabka ka da’aya gedo iyo jubooyinka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKu dhowaad Saddex boqol oo gaadiid ah oo ay ku jiraan kuwo xamuul ah oo qaarkood ku wajahnaa gobolka Gedo iyo dalka  Itoobiya, ayaa ku xanniban wadada isku xirta degmada Waajid iyo Baydhabo.

Gaadiidka qaarkood oo ay saaranyihiin cunno gargaar ah oo loogu talagalay qoysas dhowaan dib loogu celiyay deegaanandooda, ayaa ku xanniban deegaanka Goof Gaduud oo ka tirsan degmada Baydhabo tan iyo bartamihii bishan, markii roobab mahiigaan ah ay ka da’een degmooyinka iyo tuulooyinka gobollada Bay iyo Bakool.

Darawallada gaadiidka qaarkood oo telefoonka ugu warramay Raadiyaha  ERGO, ayaa sheegay in ay jiraan in ka badan saddex boqol gawaari  u badan kuwo xamuul ah oo ku xanniban wadada xiriirisa Baydhabo iyo Waajid.

Liibaan Sheekh oo ka mid ah darawalladaas ayaa sheegay, in qaar kamid ah baabuurta yar yar iyo kuwa fudud ay ka gudbeen wadada dhanka Waajid balse kuwa xamuulka ah oo badeecooyin sida ay adagtahay in ay gudbaan inta roobabku ay da’ayaan.

Marka laga soo tago dhanka Waajid, waxaa jira gaadiid kale oo gaaraya ku dhowaad laba boqol kuwaasi oo sidoo kale ku xayiran deegaanka Manaas oo u dhow degmada Diinsoor.

gaadiidka ku xayiran Manaas, ayaa waxaa qeyb ka ah kuwo cunno iyo badeeco u wada Gobolka Gedo, waxaana gaadiidka la socda ganacsato inta badan ku safarta gobollada Bay, Bakool iyo Gedo.

Arrintan waxaa loo sababaynayaa waddooyinka oo raf ah iyo roobabka oo biyo xoog badan wata isla markaana  xiray dhammaan waddooyinka ay maraan  gaadiidka, waxaana taasi ay keentay in ay hakad galaan dhaq dhaqaaaqa gaadiid badan oo ku wajahnaa gobollada deriska la ah gobolka Bay.

Hakadkaan ku yimid gaadiidka ayaa keenay in qiimaha raashiinku sare u kaco, gaar ahaan goobaha ku teedsan xuduudka Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya oo badi noloshoodu ku xirnayd ganacsiga ka yimaada Muqdisho.

Deegaannada Dhadhaab, Ceel Waaq iyo Mandheera oo ka tirsan gobolka waqooyi bari Kenya, ayaa raashiinku uu gaaray qiimo aad u sarreeya Sidoo kale colaadaha hadda ka aloosan Gedo iyo Jubbada Hoose ayaa iyaguna qayb ka ah inuu istaago dhaqdhaqaaqii ganacsiga.

Cabdicasiis/MH

Previous Post

Pretoria: ganacsatada Soomaaliyeed ee dhowaan loo geystay boobka oo quud darraynaya inay markale ku noqdaan goobahoodii

Next Post

Howlgallada ciidanka Kenya iyo afduubka shaqaalaha gargaarka oo saamayn ku yeeshay qaxootiga Dhadhaab

Related Posts

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 12, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 3, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
Next Post
Howlgallada ciidanka Kenya iyo afduubka shaqaalaha gargaarka oo saamayn ku yeeshay qaxootiga Dhadhaab

Howlgallada ciidanka Kenya iyo afduubka shaqaalaha gargaarka oo saamayn ku yeeshay qaxootiga Dhadhaab

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-JUN-2026

IDAACADDA 13-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUN-2026
June 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo