Isbeddelka cimillada oo keenay in roobabku yaraadaan iyo duruufa kale ee maamul la’aantu ugu horrayso, qiimaha ku baxaya hawlaha beerashada...
Beeralayda deegaanka Boocame ee gobolka Sool ayaa sheegaya in wax soo saarkoodii sanadkaan hoos u dhacay, tanoo ay keentay cudduro...
Kumanaan qoysas ah oo weli ku harsan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa heysta cuno-yaraan baahsan kadib markii ganacsatada...
Beeralleyda biyaha roobka wax ku beerta ee magaalada Baydhabo ayaa dalagyada ay sanadkna goosteen keydsanaya, oo bakaar ahaan u duugaya,...
Beeraleeyda ku dhaw-dhaw magaalada ee beerahooda biyaha ay ka baxeen ayaa bilaabay inay beertaan dalagyada xilliga guga laga isticmaalo gobalka...
Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Somaliland ayaa bilowday ole-ole xoolaga looga talaalayo cudurrada halista ku ah. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi...
Qiimaha kaluunka ayaa kor u kacay saddexdii bilood ee la soo dhaafay, siduu Ergo u sheegay Cismaan Mayo woo ah...
Maalmahan beeralleyda gobolka Bay waxay ku mashquulsan yihiin goosashada dalagga kala duwan oo ay sugayeen in ay xilli sanadeedkan ay...
Haddii aan ku hormarno gobolka Gedo, Cabdi Colaad wuxuu ka mid yahay dulaaleyda ka howl gasha seyladda magaalada Baardheere waxaana...
Kulanti wacan dhegeystayaal kuna soo dhowaada warbixinihii qiimaha xooluhu ay ka marayaan saylado kala gedisan, waxaanan todobaadkaan ku bilaabaynaa salayadaha...
IDAACADDA 30-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo