Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIIMAHA RAASHINKA OO LABALAAB SARE UGA KACAY DEGMADA BUURDHUUBO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 6, 2015
in Cunto-Yaraanta
0
SAAMAYNTA CUNNOOYINKA IYO DAAWOOYINKA DHACAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Sare u kac aad u xooggan ayaa laga dareemayaa suuqyada iyo goobaha ganacsiga degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo,iyadoo arrimahaasina ay saameyn ku yeesheen nolosha dadka ku dhaqan degmadaasi oo u badan qoysas danyar ah oo ay horey u ragaadiyeen abaaro iyo colaado soo noqnoqdey.

Sarakacaasi ayaa lala xariirinayaa hakad ku yimid gaadiidkii xamuulka ahaa ee soo galayey degmadaasi, dagaallo ka dhacay Buurdhuubo awgeed, waddooyinka oo ku xirmey colaadaha  iyo weliba degganaansho la’aanta ka jirta degmadaasi, arrimahaasi oo is biirsadey ayaa waxay keeneen in qiimaha raashiinka uu sare u kaco.

Noocyada raashiinka uu qiimahooda cirka isku shareeray ayaa waxaa ka mid ah masaggada,bariiska, burka, sokorta, saliidda iyo baastada, kuwaasoo ah cunnada daruuriga u ah dadka, iyadoo shey weliba uu ka sare marey labalaab qiimihii lix bil  ka hor uu ka taagnaa degmadaasi.

Cabdullaahi Ciise  oo ka mid ah waxgaradka degmada Buurdhuubo oo u warramayay Ergo ayaa sheegay in raashiinkiiba uu gabaabsi ka yahay degmada, oo haddii ay sidaan kusii socoto wax raashiin ah aan laga heli doonin degmada, taasna ay sababi doonto in dadku ay barakacaan.

Fadumo Aadan Axmed oo ah hooyo ku nool degmada Buurdhuubo ayaa sheegtay in raahsiinka hadda laga isticmaalo degmada si qarsoodi ah gaari dameerro looga keeno degmada Luuq oo Buurdhuubo u jirta 120km.

Waxay sheegtay in kiisha burka ah uu marayo $56, loorka bariiska ahna $80, sokorta $60 jirgaankii saliiddana ay tahay $50, taasoo labalaab ka badan qiimihii ay sanad kahor marayeen.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

Xudur oo go’doonkii ka baxday sanad kaddib

Next Post

Biyo la aan ka taagan tuulooyin ka tirsan Baydhabo

Related Posts

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Biyo la aan ka taagan tuulooyin ka tirsan Baydhabo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo