Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALAYDA CALMADOW OO SUUQ GEYNTU KU XUNTAHAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 22, 2015
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALAY KA FAA’IIDAYSATAY FARSAMO BEERASHO CASRI AH

File photo/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Beeralayda deegaanka Calmadow ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya inay ku adagtahay suuq geynta dalagyadooda u soo baxa. Buuralaydaan oo cimilo ahaan ka duwan wadanka intiisa kale ayaa u badan dhul qabow, waxaan ka baxa dalagyo aan wadanka meelihiisa kale ka bixin sida bunka, baradhada iyo liin macaanta, tufaaxa iyo canabka, sidoo kale waxay dhaqdaan idaha iyo lo’da halka deegaanada ku xeeran laga dhaqdo geela iyo riyaha.

Arrintaan ayaa keentay in beeralay badani isaga hayaamaan deegaanka una xoogsi tagaan magaalooyinka Boosaaso, Garowe, Hargeysa iyo Ceerigaabo.

Cali Muuse Maxamed waa beeralay degan degaanka Markad ee Calmadow, “Meesha wada xumadeeda ayaa keentay in beeralayda ku adkaato inay suuq geyn kari waayaan dalaggooda, degaankaan labadii sano ee la soo dhaafay 20 beeralay ka badan ayaa ka tegey wax soo saarkii, gaariga deegaanka soo geli karaa waa gaari yar oo 4 x 4, marka culays la saarana buurta iyo boholaha kama bixi karo”.

Cali ayaa sheegay in culayska ugu badan ee gaari uu ku soo qaado ay tahay kun xabo oo liin ah, wuxuuna intaas ku daray degmada ugu dhowi inay tahay Badhan oo u jirta 90 km, gaariguna u socdo 12 saacadood, qiimaha gaadiidkuna aysan ka bixi karin, dadka qaar ayaa ku rarta gaari dameero, kaasoo aan qaadi karin wax badan, socod maalmo qaatana lagu geeyo Badhan”.

Maxamed Warsame Saalax waa aqoon yahan bartay cilmiga beeraha, xilligaan waa madaxa kormeerka iyo qiimaynta ee wasaradda waraabka iyo beeraha ee Puntland, wuxuuna Calmadow ku leeyahay shan hiktar oo beer ah, oo ay ka baxaan dalagyadda bunku ka mid yahay, wuxuuna Ergo u sheegay “arrimo dhib badan ayaan ku arkay deegaanka, waxaan ku arkay wax laga naxo, mirihii bislaaday oo dhamaan dhulka ku daatay ayaad arkaysaa, iyagoo qurumay, bunka waxaan geeyaa Boosaaso, 3 dollar ayaana kiiladii la iga siistaa, culays badan ma soo qaadi karo, waxaan soo qaadana shidaalkii iyo qarashkii kale ma daboolayso”.

Muxiyadiin Cabdiraxmaan oo kala taliya wasaarradda waraabka iyo Beeraha Puntland dhinaca wax soo saarka beeraha ayaa Ergo u sheegay “Wadanku inay tahay caqabada ugu badan ee haysata beeralayda Puntland habka wadooyinka oo liita, ayna dhibkaan la qabaan beeralayda bariga fog ee soo saara timirta oo iyana aan iib gayn karin, ayse qorshaynayaan inay ka hagaajiyaan beeralayda jidadka si ay u helaan hab ay ku gaaraan suuqyada magaalooyinka, isagoona intaas ku daray inay hadda wadaan hab lagu warshadayn karo dalagyada soo baxa oo ay kala kaashanayaan ganacsatadda deegaanka”.
Cabdiraxmaan/MH

Previous Post

XIRITAANKII XAWAALADAHA OO SAAMAYN KU YEELATAY DHAQDHAQAAQII GANACSI EE XADKA SOOMAALIYA IYO KENYA

Next Post

Shabeelaha dhexe: laba carruur ah oo biriqi dishay iyo dad ku barakacay fatahaaddo

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Shabeelaha dhexe: laba carruur ah oo biriqi dishay iyo dad ku barakacay fatahaaddo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo