Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Shabeelaha dhexe: laba carruur ah oo biriqi dishay iyo dad ku barakacay fatahaaddo

Radio Ergo by Radio Ergo
April 23, 2015
in Wararkii u Danbeeyay
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/webiga oo fatahay/Maryan/Ergo

Laba carruur ah ayaa lagu soo warramayaa inay dhinteen laba kalena ay dhaawacmeen kadib markii ay ku dhacday biriq xilli ay ku sugnaayeen gurigooda oo ku yaalla deegaanka la yiraahdo deeraanlle oo 16-Km koonfur galbeed ka xiga degmada Balcad.

Maxamed Bashiir oo qaraabo la ha carruurta ayaa Radio Ergo u sheegay in labada carruur ee dhimatay iyo labada dhawaaca ah ay ka soo jeedaan hal qoys, biriqdana ay keentay roob mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka iyo nawaaxigiisa isbuuci hore.

Maxamed ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan deegaanno kale oo ay ku dhacday biriqida laakiin aan laga warqabin dhibaatada ay geysatay.
Dhanka kale Wararka laga helayo

Tuulooyinka Baarreey, Gunbe iyo xaafadda Hanti-wadaag ee degmada Mahadaay ayaa sheegaya in uu ku fatahay webiga Shabeelle oo mara gobolka Shabeelaha dhexe.

Cali Afrax Dayib oo ku sugan degmada Mahahdaay ayaa Ergo u sheegay in uu fatahaad sameeyey webiga oo jabsaday ilaa 5 KM, taasoo keentay inay barakacaan dadkii ku noolaa 46 guri oo kuteedsan webiga janbigiisa.

Gudoomiyaha tuulada Baarreey oo 7 KM waqooyi- bari ka xigta Jawhar Cali Maxamuud Maxamed ayaa sheegay in webiga uu ku fatahay Tuulada hase yeeshee iskaashi ay sameeyeen bulshada lagu guuleystay in la muuso biyaha, wuxuuse intaa ku daray inay musitaanka ayuu yahay mid aan ku filnayn haddii webigu keeno biyo badan loona baahanyahay caawimaad dheeri ah.

Sanadkii 2013 ayaa webiga Shabeelle fatahaad uu sameeyey waxay saamayn ku yeelatay kumaan kun oo qof oo  ku kala sugnaa tuulooyin iyo magaalooyinka waaweyn, xilligaas waxaa meesha ka baxay gabi ahaanba dallaggii beeraha.

Maryan

Previous Post

BEERALAYDA CALMADOW OO SUUQ GEYNTU KU XUNTAHAY

Next Post

Hooyooyin carruurtoodii uga soo qaxay Yemen

Related Posts

Qoysas la dajiyay halka lagu fogeeyo qashinka laga saaro Hargaysa oo ka cabanaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas la dajiyay halka lagu fogeeyo qashinka laga saaro Hargaysa oo ka cabanaya nolol xumo

October 12, 2026
Qoysas ku nool Ceel-jaale oo hoy la’aan noqday xilli digniinaha El Niño ay xoogaysteen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Ceel-jaale oo hoy la’aan noqday xilli digniinaha El Niño ay xoogaysteen

October 9, 2026
Dadkii fatahaadda Beledweyne ku barakacay oo bilaabay inay dib ugu noqdaan guryahoodii
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar ku nool Bari

October 8, 2026
Qoysas ku biiray xeryaha Baydhabo oo cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol quus ah ku wajahaya xeryaha Caabudwaaq oo ay maciin bideen

October 7, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo iyo faquuq ka saaray suuqyada Dhadhaab

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 5, 2026
Next Post
Hooyooyin carruurtoodii uga soo qaxay Yemen

Hooyooyin carruurtoodii uga soo qaxay Yemen

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-OCT-2026

IDAACADDA 13-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-OCT-2026
October 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-OCT-2026
October 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-OCT-2026
October 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-OCT-2026
October 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-OCT-2026
October 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo