Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALLEYDA LUUQ OO KA CABANAYA CAYAYAAN SAAMEEYAY DALAGYADA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
March 26, 2015
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALLEYDA LUUQ OO KA CABANAYA CAYAYAAN SAAMEEYAY DALAGYADA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Beeralleyda waraabka ee degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaan sanadkan goosan doonin dalag wanaagsan, iyadoo dalagyadooda ay saameyn ba`an ku yeesheen cayayaanka gala beeraha.

Beeralleydan oo ku dhaqan tuulooyinka Haanooy, Maganeey, Banmudul, Xero kowaad, Caracase iyo kuwa kale oo hoos taga degmada Luuq ee gobolka Gedo, noloshooduna ay ku tiirsan tahay wax soo saarka beeraha ayaa niyad-jab ka muujiyay tacabkooda iyo khasaarada qabsatay.

Maxamed Muxumed oo ka mid ah beeralleyda tuulada Haanooy oo Luuq u jirta 8km ayaa u sheegay Ergo in wax soo saarka sanadkan uu aad hoos ugu dhacay, kadib markii dalagyada ay haleeleen cudurro ay ka mid yihiin: Malabsatada, kabajaanka, waariyow, fuuqsatada, diiratada iyo tixiriga.

“Dalagyada galleyda, basasha, digirta, sisinta, liinta iyo qudaar kala geddisan ayaanu beerannaa, waxaana u iib-geynaa magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Baladxaawo,magaalada xadka ku taalla ee Mandhera, Garbahaartey iyo Xudur, iyadoo liintana oo si weyn looga beero deegaankana loo iib geeyo dalka Imaaraadka Carabta, laakiin sanadkan wax suuq ah malaha, sababtoo ah wax badan maba inoo soo go`in,” ayuu yiri Maxamed.

Cali Xuseen oo ka mid ah beeralleyda tuulada Maganey oo Luuq u jirta ilaa 11km ayaa isagana Ergo u sheegay  in cayaanka qaarkood ay keenaan in beertu ay qallasho, halka qaarna ay galaan abuurka oo uu sidaasi ku baaba`o. Wuxuu sheegay inay yihiin dad reer miyi ah oo aysan aqoon badan u lahayn habka loola tacaalo cayayaankaas.

“Aniga beerteyda basasha ku beeran 30% way khasaartay. Kleigeyna maaha waa wax deegaanka oo dhan wada saameeyay.”

Wuxuu intaas  ku darey in haddii beeralleyda ay heli lahaayeen qalab iyo dawooyin ay soo saari karaan dalag  tayo fiican leh.

Cabdulaahi Sheekh Cali oo ka mid ah guddiga beeralleyda Luuq ayaa sheegay in beeralleydu ay u baahan yihiin daawooyinka cayayaanka iyo tababar ku saabsan sida looga hortago.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

Haweenka oo aan guulo badan ka gaarin doorashooyinka Somaliland

Next Post

Xudur oo go’doonkii ka baxday sanad kaddib

Related Posts

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Xudur oo go’doonkii ka baxday sanad kaddib

Xudur oo go’doonkii ka baxday sanad kaddib

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-SEP-202

IDAACADDA 08-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo