Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

JUBOOYINKA: NAFAQO DARRI KA DHALATAY CUNTO-YARI

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
July 15, 2015
in Cunto-Yaraanta
0
Gaalkacyo: tirada carruurta nafaqo darradu hayso oo sii kordhaysa

Photo | Sawir hore/Maxamed Siciid/Ilmo nafaqo darro hayso/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Cunto-yari baahsan oo ka jirta dhulka beeraleyda ah ayaa nafaqo-darri u horseeday carruurta ku nool todobo degmo iyo tuulooyin ka tirsan gobolada jubooyinka. Tobankii maalin ee ugu horreeyay bisha Luulyo oo keli ah carruur dhan labo boqol ayaa isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo loo jiifiyay nafaqo-darro.

Carruurta ayaa laga keenay degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobolada Jubbada Hoose iyo Jubada Dhexe oo ay ka mid yihiin Jamaame, Afmaodw, Badhaare, Dhoobley, Kabsuuma, Jilib iyo Saakoow.
Deegaanadaas oo ah dhul-beeraley ah oo dadkooduna ku tiirsan yihiin tacabka badidood ma leh xarun caafimaad. Sidaas darteed, Bukaanada ayaa maalmo usoo safra si ay daawooyin iyo adeegyo caafimaad oo bilaash ah uga helaan Isbitaalka Kismaayo.

Khadiijo Macalin Cabdulle oo ah beeraley waxay isbitaalka la joogtaa gabadheeda oo saddex sano jir ah, oo ay ka keentay degmada Jilib oo Kismaayo ka fog 120km. “Waxaan ku arkay shuban iyo matag aan joogsi laheyn iyo macluulnimo,” ayey tiri Khadiijo oo la hadashay Raadiyoow Ergo. Khadiijo waxay intaa ku dartay in adeeg caafimaad aysan ka heli karin deegaankeeda, sidaas darteed ay ugu soo safartay magaalada Kismaayo oo isbitaalka guud uu bixiyo adeeg lacag la’aan ah.

Dhakhtar Maxamed Bashiir oo ah maamulaha qeybta nafaqo-darrida ayaa la xariirshay nafaqo-darrida ka jirta labada gobol ee beeraha caanka ku ah dallaga oo aan soo go’in saddex bil oo ay Luulyo ugu dambeyso. Dhakhtarka ayaa intaa ku daray in sanad walba saddexdaa bil la sugo tacabka, laakiin xilligan kusoo beegmay keydka raashinka oo ka go’ay dadka beeraleyda ah tacabyadii hore oo aan si wanaagsan usoo go’in awgeed.
Si kastaba, boqol, lixdan iyo todobo carruur ah oo laga daweeyay nafaqo-darri ayaa laga saaray isbitaalka bishii hore. Laakiin Isbitaalka oo ay taageerto hey’adda Bisha Cas waxaa hadda jiifa carruur dhan boqol iyo labaatan laga daweynayo nafaqo-darri.

Previous Post

Haweenka caanaha iibiya oo helay keyd casri ah

Next Post

BOOSAASO: CUDURRO BAABI’IYAY DALAGYADA BEERAHA LAAG

Related Posts

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Next Post
BOOSAASO: CUDURRO BAABI’IYAY DALAGYADA BEERAHA LAAG

BOOSAASO: CUDURRO BAABI'IYAY DALAGYADA BEERAHA LAAG

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-SEP-2026

IDAACADDA 22-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo