Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

KALLUUMAYSATADA HOBYO OO SHAQO LA AAN SHEEGANAYA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 29, 2015
in Cunto-Yaraanta
0
DUUFAANNADII PUNTLAND OO SAAMEYN KU YEESHAY KALLUUMEYSATADA

Sawir/Keyd/Ergo

1
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Kalluumaysatada xeebta Hobyo ayaa sheegaya in mawjado xoog badan oo ku jira deegaanka ay ku keentay inay hawshoodii istaagto.

Xuseen Maxamed Jaamac oo ka mid ah kalluumaysatadda Hobyo ayaa Ergo u sheegay, “Doon yar ayaan ku kalluumaystaa, mawjado xoog badan ayaanan la geli karin badda, waxanan dib ugu soo noqdaa beriga annigoo fara maran, dhibaato ayaa hadda haysata nolosha qoyskayga oo ka kooban 15 qof, 24 saac mar ayey wax karsadaan hadday helaan, hanti kale ma lihi, xilliga ay baddu degan tahay waxaan la soo baxaa wax ku filan nolosha qoyskayga, saddex goorna waxbay karsadaan, waanad aragtaa siday ilmaha duruuftoodu tahay hadda.”

Cabdirisaaq Maxamed Ducaale oo kamid ah kaluumeystada dagmada Hobyo oo ka waramaya awoodooda wax soo saar iyo kaydin ayaa sheegay “hay’adda cuntadda iyo beeraha ee FAO ayaa qaboojiyaayaal qoraxda ku shaqeeya noo keentay sanadkaanay, welisa si hagaagsan uma hawl gelin, oo marka baddu degto ayaa lagu hawl gelayaa.”

Shariif Cabdi Cade oo ka mid ah dadka deegaanka Hobyo oo ka waramay shaqo la’aanta magaladda ka jirta, “Baddu laba goor ayey kacdaa waa xilliga xagaaga ee bilaha Juun ilaa September iyo xilliga qabowga ee Deseembar ilaa Febaraayo, xalay doomihii badda aaday iyagoo fara maran ayey soo noqdeen, waana isku xiran yihiin dhaqaala magaladu iyo kallumaysigu.”

Gudoomiye kuxigeenka maamulka magaalada Hobyo Maxamed Cali Guure oo hadlayey qorshahooda ka maamul ahaan uga aadan tayo gelinta kalluumaysatada ayaa sheegay, “Tuulooyinka xeebaha ku teedsan dadka ka shaqeeya dhibaato ayaa haysata, shaqo ma haystaan, sanadkaan kalluumaysatadii suuqay dhooban yihiin, annagana awoodeena wax qabad waa yartahay xirfad iyo qalab ka wanaagsan kay ku kalluumaystaan hadda ma siin karno, keliya inaan warbixin dirno oo wixii wax tari kara aan u qaylo dhaamino ayaan awoodnaa, amaankoodana sugno.”
Kalluumaysatada ayaa ku baaqay in la gargaaro, aysanna haysan wakhtigan waxay cunaan.

Maxamed Somali

Previous Post

Boqollaal qoys oo beeralay ah oo ku barakacay deegaanno ka tirsan Jowhar

Next Post

Qoysas kasoo laabtay Dhadhaab oo gaaray degmada Luuq

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Cadaado: Haween nolosha qoysaskooda ka maarayn jiray iibinta Khudaarta oo shaqo la’an noqday markii ay saameysay fatahaadda webiga shabeelle
Cunto-Yaraanta

Haweenka khudaarta ku iibiya Kismaayo oo wajahaya suuq xumo cuno yari biday

April 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 22, 2026
Next Post
Qoysas kasoo laabtay Dhadhaab oo gaaray degmada Luuq

Qoysas kasoo laabtay Dhadhaab oo gaaray degmada Luuq

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-MAY-2026

IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo