Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Boqollaal qoys oo beeralay ah oo ku barakacay deegaanno ka tirsan Jowhar

Radio Ergo by Radio Ergo
January 22, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Jowhar clashes cause farmers to flee
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Dagaal salka ku haya muran dhul beereed cabirkiisu dhan yahay 2300 oo hiktar ayaa keenay inay ku barakacaan 600 oo qoys oo beeralay deganaana tuulooyinka Tuugaareey iyo Gaashaanle oo 15km dhanka bari ka xiga magaalda Jowhar, dagaalka ayaa dhacay maalintii isniinta ahayd ee ina dhaaftay, dadkaan ayaa hadda ku sugan tuulada Raqayle oo koonfur kaga began tuulada Gaashaanley.

Siduu Ergo u sheegay Xaaji Tarax Ciise oo ka mid ah odayaasha deegaanka Gaashaanley  dhulkaan ayaa ahaa dhul beereed murankiisu soo taagnaa 60 kii sano ee la soo dhaafay isagoona u dhexeeyey bulshooyinka beeralayda ah ee kala degan labadaan tuulo, Aweys Nuunow Ibraahim oo ka mid ah odayaasha Gaashaanley ayaa isna sheegay in dhamaan qoysaskii deganaa tuuladda oo tiradoodu dhamayd 600 ay ka qaxeen dagaalka.

Xanteey Cali waa haweeyney da,ah kana barakacday tuulada Gaashaanle ayaa shegtay inay ku sugan tahay iyada iyo carruur ay ayeyo u tahay tuulada Raqeyle, “annaga nabad baan rabnaa colaad ma rabno, qof waayeel ah ayaan ahay, ma qaxi karno, reero kalena dulsaar kuma noqon karno.

Nabadoon Yaxye Maxamed Cali oo ka mid ah nabadoonnada tuulada Tuugaareey ayaa radiyaha Ergo usheegay muranka ka bilowday dhulbeereedka in iyagoo kaashanaya ciidamada booliisk loo soo xirxiray 7 oday oo labada dhinac ah maamulka iyo ciidamada boliskana ay ka qeyb qaateen joojinta dagaalka labada dhinac.

Odayaasha deegaanka ayaa sheegaya in muranka dhul beereedkaani soo bilowday xilligii gumeysigii Talyaniga, markii ugu horaysan lagu dagalamay sanadkii 1965, Odayaasha tuulada Raqayle iyo Mukaydheere oo isla deegaanka ah ayaa bilaabay inay u kala dabqaadaan labadda dhinac si dadka qaxay dib loogu celiyo guryahood.

Previous Post

Nolosha maxamed meeris oo ka tirsanaan jiray booliiska soomaaliya

Next Post

KALLUUMAYSATADA HOBYO OO SHAQO LA AAN SHEEGANAYA

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
Next Post
DUUFAANNADII PUNTLAND OO SAAMEYN KU YEESHAY KALLUUMEYSATADA

KALLUUMAYSATADA HOBYO OO SHAQO LA AAN SHEEGANAYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-MAY-2025

IDAACADDA 14-MAY-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-MAY-2025
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo