Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Nolosha maxamed meeris oo ka tirsanaan jiray booliiska soomaaliya

Radio Ergo by Radio Ergo
January 21, 2015
in Arrimaha Bulshada
0
Nolosha maxamed meeris oo ka tirsanaan jiray booliiska soomaaliya

Photo | Meeris oo howshiisa ku guda jira/Sawir/Cabdiraxmaan Xaaji/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Maxamed Ibraahim Cali (Meeris) oo ah Aabbe 54 sano jir ah, lehna 6 carruur ah oo hooyadood ay geeriyootay, kuna nool xerada barakacayaasha Jowle ee magaalada Garowe, gacan ayuuna naafo ka yahay, wuxuu muddo 10 sano ah ku dhex jiray iibinta lowska, oo uu maalin walba u guntado sameyntiisa, si uu ugu suuq geeyo  magaalada, halkaasoo wuxuu kasoo helo uu carruurta ku quudiyo.

Ilaa 5,000 bacood oo lows ah ayuu maalin walba suuqa u qaadaa, wuxuuna ka faa`iidaa 150,000 shillin Soomaali ah, una dhiganta $7.

“Lacagtaas ma aha mid ku filan qoyskeyga, howsha aan qabtana uma qalanto, waad dareemi kartaa intaasoo bacood inaan gacmaheyga ku sameeyo, maalin dhan bay igu qaadataa hagaajintooda, xirfad waxaan ka aqaan dhismaha guryaha, laakiin awood uma hayo maaddaama aan naafo ahay, marka xirfaddan unbaan iska biyabiyeystaa,” ayuu yiri Meeris.

Meeris , weligiis kuma fekerin nolol caynkan oo kale ah, wuxuuse u sababeynayaa burburka dalka ku dhacay iyo qabyaaladda inay noloshiisa saameysay. Xilligii dowladdii Maxamed Siyaad Barre wuxuu Meeris ahaa sarkaal ka tirsan booliiska Soomaaliya, nolol fiicanna ku nool.

“Markii burburkii dhacay kadib ayaan bilaabay inaan carruurta u shaqeysto, sababtoo ah shaqadiina ma heli karin, dalkii waa lagu kala yaacay,” ayuu Ergo u sheegay Meeris oo aan dooneynin inuu xusuusto noloshiisii hore ama kusii dheeraado.

Meeris iyo dad kaloo badan oo nolo fiican ku noolaa, qaarkoodna xilal sare hayay xiligii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa haatan ku nool nolol hooseysa, qaarkoodna xerooyin qaxooti ku jira.

Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji/FM

Previous Post

Ardayda dugsiyada sare ee Puntland oo tarhriibaya

Next Post

Boqollaal qoys oo beeralay ah oo ku barakacay deegaanno ka tirsan Jowhar

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Jowhar clashes cause farmers to flee

Boqollaal qoys oo beeralay ah oo ku barakacay deegaanno ka tirsan Jowhar

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo