Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ardayda dugsiyada sare ee Puntland oo tarhriibaya

Radio Ergo by Radio Ergo
January 16, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Ardayda dugsiyada sare ee Puntland oo tarhriibaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qulqulka dhallinyarada tarhriibta ee ka ka tegaysa dalka una safraya dalka doonayan inay uga sii gudbaan dalalka Yurub ayaa la sheegayaa in uu saamayn ku yeeshay ardayda dugsiyada sare iyo kuwa dhexe.

Axmd Xasaasi waa arday dhigta fasalka afraad ee dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garoowe,  mar uu la hadlay Ergo ayuu sheegay in uu laba jeer uu isku dayey in uu tahriibo intii u dhexeysay 20 December iyo 6-bishan January balse laga soo qabtay magaalada Wajaale oo ku taalla xadka ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Ethiopia.

Axmd Xasaasi ayaa ku andacoonaya in ardeyda iyo dhallinyarad ay tahriibka ku qasabto wadanka oo aan lahayn fursado shaqo, barnaamijyo hormarineed, dowladda dhallinyarada daryeesha iyo saaxiibadooda tahriibay ee ku guuleystay in ay galaan wadama Yurub u sheega inay haystaan nolal ka wanaagsan midda taalla Soomaaliya, fursado fiican oo wax walba u sahalaya oo hiyi kac ku abuuro qofka jooga dalka iyo waxyaabo kale.

Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Puntland, Axmed Cabdalla Tigaana ayaa Radio Ergo u sheegay in ardeayda ay tahriibaan xilliga lagu jiro fasaxyada iskuullada, kuwaasoo ka faa’iideysanaya fursaddaasi, wuxuu intaa ku darey in aan loo aanayn karin shaqo la’aanta jirta inay u tahriibayaan, waayo qaarkood ma gaarin xilli ay shaqeeyaan, sida uu sheegay.

Tigaana ayaa sidoo kal esheegay in maamulka uu dagaal kula jiro tahriibka waxaa maalin kasta la qabtaa dhallinyaro badan oo doonaya inay ka tagaan dalka, ayadoo dadka tariibaya ay isgu jiraan gabdho iyo wiilal.

Mukhtaar Cali Mursal oo maamule ku xigeen ka ah dugsiga sare Nugaal ee magaalada Garoowe ayaa Ergo u sheegay in 4 ka mid ah ardeyda dusigooda ay sanadkan tariibeen, balse wuxuu xusey in bahda waxbarashada iyo waali diinta toona aysan samayn wax barnaamij ah oo ardeyda looga baajiyo tahriibka haddii uu fasax jiro iyo haddii kale.

Wasaaradaha waxbarashada iyo dhallinyarada ee maamulka Puntland  oo ay Ergo wax ka waydiisay tirada ardeyda ee tahriibay muddooyinkii danbe waxay sheegeen in aysan hayn tiro rasmi ah, balse waxaa la sheegayaa in boqolkiiba 15 ay tahriibaan ardeyda dugsiyada sare.

Previous Post

Gaadiidleyda u kala goosha baydhabo iyo muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Next Post

Nolosha maxamed meeris oo ka tirsanaan jiray booliiska soomaaliya

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
Next Post
Nolosha maxamed meeris oo ka tirsanaan jiray booliiska soomaaliya

Nolosha maxamed meeris oo ka tirsanaan jiray booliiska soomaaliya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-MAY-2026

IDAACADDA 13-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-MAY-2026
May 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo