Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas kasoo laabtay Dhadhaab oo gaaray degmada Luuq

Radio Ergo by Radio Ergo
February 3, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qoysas kasoo laabtay Dhadhaab oo gaaray degmada Luuq
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ilaa afar qoys oo kasoo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab, gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo, halkaasoo la dejiyay meel ay kusii nastaan.

Qoysaskan oo 24 qof ka kooban ayaa si iskood ah usoo laabtay, muddo saddex maalmood ah ayayna kusoo jireen safar dhanka dhulka ah, iyagoo ka kala yimid xeryaha Xagardheer iyo Dhagaxley ee xerada Dhadhaab, waxaana la dejiyay goob nasasho ah oo dhwoaan laga sameeyay duleedka degmada Luuq, si ay kadibna safarkooda usii wataan.

Faadumo Yaasiin Xirsi oo ah hooyo haysata 5 carruur ah, waxay muddo siddeed sano ah ku nooleyd xerada Xagardheer, waxayna ka mid tahay dadka iskood usoo laabtay, waxay markeedii hore ka tagtay degmada Caabudwaaq ee gobolka Gedo. Waxay Ergo u sheegtay in waxyaabihii ay markii hore u tagtay aysan ka helin, noloshana ay ku adkaatay.

“Markii hore waxaa la ii sheegay in laga dhoofo xeryaha, balse markaan tegay waxaan la kulmay gumeysi iyo inaan meesha nalaga qiimeyneynin, hadda aad baan u faraxsanahay maaddaama aan dhulkeyga hooyo kusoo laabtay,” ayay tiri.

Cabdullaahi Cali Dhicis oo isagana muddo lix sano ah ku noolaa Xagardheer, wuxuu markii hore ka tegay tuulo u dhow degmada Luuq, wuxuu Ergo u sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu dib usoo laabto.

“Xorriyad kuma heysan xeryaha, dhaqdhaqaaq malaha, raashiin nagu filan kuma heli jirin. Xabsi ayaan ka cabsan jirnay, hadda niyaddeydu aad bey u deggan tahay,” ayuu yiri.

Hey’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa qaxootiga kasoo laabanaya Dhadhaab ee soo aadaya gobolka Gedo uga diyaarisay duleedka degmada Luuq goob ay kusii nastaan, iyadoo loogu diyaariyay  cunto iyo adeegyada caafimaad.

Previous Post

KALLUUMAYSATADA HOBYO OO SHAQO LA AAN SHEEGANAYA

Next Post

Biyo yaraan ka jirta tuulooyin hoos-taga Jowhar

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Biyo yaraan ka jirta tuulooyin hoos-taga Jowhar

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-MAY-2026

IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo