Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALAYDA BAARDHEERE OO SUUQ GEYN FIICAN U HELAY DALAGYADOODA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
April 16, 2015
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Beeraleyda degmada Baardheere ayaa sheegay in labadii todobaad ee ugu danbaysay ay suuq fiican ka helay wax soo saarkoodu inay u iib geeyaan magaalooyinka ay ka mid yihiin Muqdisho, Baydhabo, Diinsoor, Baladxaawo, Garbahaarey iyo Ceelwaaq, dhaqdhaqaaqaan ganacsi ayaa  rajo geliyey Beeraleyda si ay kor ugu qaadaan wax soo saarkooda.

Cabdulaahi Xuseen oo ka mid ah gudiga beeraleyda waraabka degmada Baardheere oo wareysi siiyey radiyaha Ergo ayaa sheegay beeraleyda deeganka xilligan in ay ka faa,ideysteen dalagyada u soo go,ay, isagoo sheegayna maalin walba in ay magaalada ka baxaan 15 baabuur oo sida noocyo kale gedisan oo qudaar ah ayna ka mid yihiin yaanyada, basasha, karootada, bocorka, barbarooniga iyo dalagyo kale oo ay ka mid yihiin liin dhanaanta.

Madiino Cabdiraxmaan sheekh oo ka mid ah haweenka suuqa Baardheere ku iibiya qudaarta ayaa sheegtay in isbedel xaga ganacsiga qudaarta uu jiro, ayna keentay kobac dhaqaale  oo ka daremayaan suuqa.
Madina ayaa sheegtay in tenegii 10kg qaadayey ee yaanyada oo Baardheere ka mari jirey labo todobaad ka hor 10kun oo sh.so, hadda waxaa lagu iibinayaa 35kun oo sh.so.

Cali Xuseen oo ka mid ah ganacsatada qudaarta ee degmada Ceelwaaq ayaa sheegay  noocyada qudaarta laga isticmaalo degmada in laga keeno degmada Baardheere, isagoona sheegay in ay si toos ah xiriir ula leeyihiin beeraleyda degmada.

Beeralayda ayaa sheega inay markii ugu horaysay ee dhaqdhaqaaq ganacsi oo noocan ah ay arkaan 20 sano ee ugu danbaysa, ayna dhiiri gelinayso wax beerista deegaankaas, korna u qaadayso dhaqalaha soo gala.

Previous Post

Kobaca waxbarashada degmada Beledweyne

Next Post

XIRITAANKII XAWAALADAHA OO SAAMAYN KU YEELATAY DHAQDHAQAAQII GANACSI EE XADKA SOOMAALIYA IYO KENYA

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
XIRITAANKII XAWAALADAHA OO SAAMAYN KU YEELATAY DHAQDHAQAAQII GANACSI EE XADKA SOOMAALIYA IYO KENYA

XIRITAANKII XAWAALADAHA OO SAAMAYN KU YEELATAY DHAQDHAQAAQII GANACSI EE XADKA SOOMAALIYA IYO KENYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo