Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Kobaca waxbarashada degmada Beledweyne

Radio Ergo by Radio Ergo
April 16, 2015
in Arrimaha Bulshada
0
Dad cudurka Jadeecada ugu dhintay gobolka Bakool

Photo | sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Labadii sano ee ugu danbeeyey waxaa kor u kacay tiradda ardayda isu diwaan gelinaysa goobaha waxbarashada degmadda Beledweyne ee gobolka Hiiraan, sidoo kale waxaa kordhay tiradda dugsiyadda sarre iyo jaamacadaha, iyadoo dadka deegaanku fureen goobo lagu soo dhiso ardayda waxbarashadu ka daahdo si kor loogu soo qaado heerkooda tacliinta, waxaa intaas goobo waxbarasho oo dadweynuhu dhaqaale ay iska ururiyeen ku dhiseen si wax loogu baro dadka barakacayaasha iyo danyarta.

Cabdisalaan Cabdilaahi Cilmi Shafeec oo ah madaxa diwaan gelinta jamacadda Hiiraan ee Beledweyne ayaa sheegay in wakhtigaan Beledweyne ay ku yaalaan 9 dugsi sarre, 2006 ka hor ma lahayn wax jamacad ah degmadu, waxaana hadda furan 6 jaamacadood oo 5 ka mid ah 2014 la furay.

Cabdinasir Faarax Cilmi waa gudoomiyaha horumarinta gobolka Hiiraan ayaa Ergo u sheegay inay ka  urur ahaan sanadkasta ay sameeyaan daraasad ku aadan waxbarashada gobolka, taasoo ka hadlaysa sida wax u socdaan, isku xirkooda iyo caqabadaha taagan, sanadkaan marka waxaan oran karnaa waa sanadkii ugu fiicnaa abide e dhinaca waxbarashada degmada Beledweyne.

Ardayda wax ka barata Beledweyne ayaa ka kala yimaada miyiga iyo gudaha Ethiopia oo degmadu xad la leedahay, sanadkii la soo dhaafay waxaa dugsiyada sarre ka baxay 800 oo arday, kuwaasoo 500 oo ka mid ahi ku biireen jaamacadaha.

Dugsiga hoose Dhexe ee Alixsaan isagu waa dugsiga hoose ee keliya oo dadka dan yarta ahi lacag la’aan waxa uga bartaan, muddo laba sano ah ayuu furan yahay, Dr. Qaasim Axmed waa maamulaha iskuulka “Waxaan ku bilownay iskuulkaan sanadkii 2013 arday dhan 115, haddana waxaa dhigata 400 arday kor u dhaafaysa, waxaana keenay dadka oo ogaaday muhiimadda waxbarashadu leedahay,  inkastoo laba fasal keliya ahi qalabaysan yihiin, ardayduse aysan dareemin dhibtaas.

Dr Qaasim ayaa sheegay in kobaca waxbarasho uu muhiim u noqday gabdhaha, sanadkii la soo dhaafayna ay tiradii ugu badnayd u diwaan geliyeen, 2014 gabdhaha ay u diwaan geliyeen ay ahaayeen 86 halka wiilashuna ahaayeen 73.

Xaliimo Maxamed Xuseen waa hooyo degan xaafadda Xaaw- taako ee Beledweyne, “Anniga laba gabdhood ayaa ii dhigta iskuulka Alixsaan, waalidiintu runtii hadday fahmeen wax barista gabdhaha, ayna ogaatay muhiimadda waxbarista gabadhu leedahay, wiilashuse hadda maskax ahaan uma joogaan wax yaabo kale ayey ku haminayaan.”

Beledweyne ayaa sanadihii danbe u muuqanaysay inay ka soo kabatay dhibaatadii soo gaartay tacliinteeda oo bishii DIseembar ee 2008  lagu dilay 4 macalim gudaha Beledweyne oo bare ka ahaa iskuulkii Hicap, oo isagu ku xirmay weerarkaas.

Previous Post

Ceelwaaq: Roobka gu’ga oo halis gelin kara nolosha barakacayaasha

Next Post

BEERALAYDA BAARDHEERE OO SUUQ GEYN FIICAN U HELAY DALAGYADOODA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

BEERALAYDA BAARDHEERE OO SUUQ GEYN FIICAN U HELAY DALAGYADOODA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo