Beeralayda deegaanka Calmadow ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya inay ku adagtahay suuq geynta dalagyadooda u soo baxa. Buuralaydaan oo cimilo...
Xiritaankii xawaaladaha Soomaalida ee guddaha Kenya ayaa saamayn ganacsi ku yeelatay ganacsatada raashinka ka soo dhoofsata dhinaca guddaha Soomaaliya, wuxuuna...
Beeraleyda degmada Baardheere ayaa sheegay in labadii todobaad ee ugu danbaysay ay suuq fiican ka helay wax soo saarkoodu inay...
Sare u kac aad u xooggan ayaa laga dareemayaa suuqyada iyo goobaha ganacsiga degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo,iyadoo arrimahaasina ay...
Beeralleyda waraabka ee degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaan sanadkan goosan doonin dalag wanaagsan, iyadoo dalagyadooda ay saameyn ba`an ku...
Beeraleyda roobka wax ku beerta degmooyinka gobolka Gedo ayaa sheegaya in midhaha u soo go’ay xilligaan ayaad uga yar yihiin...
Kalluumaysatada xeebta Hobyo ayaa sheegaya in mawjado xoog badan oo ku jira deegaanka ay ku keentay inay hawshoodii istaagto. Xuseen...
Nidaam ay iskaashatada kawaanleyda Sahan ee magaalada Kismaayo iyo maamulka gobolka ay isku raaceen oo ku saabsan in tiro cayiman...
Dad beeralley ah oo tiradooda gaaraya 30-ruux oo rag iyo dumar isugu jira,kana mid ah beeralley barakac ku jooga magaalada...
Beeraleyda ku nool tuulooyinka kala ah Garaash, Hiiraan iyo Leebow oo 25 km dhanka waqooyin ka xiga magaalada Beledwayne ayaa...
IDAACADDA 06-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo