Beeralayda yaanyadda beerata ee Johwar ayaa sheegaya inay faraha ka qaadeen beeristeedii iyagoona sheegaya inay cuduro horay aysan u arag...
Beeralayda degaannada Afgooye iyo Awdhiigle ayaa sheegay inay ka faa’iidaysteen hanaan farsamo oo casri ah oo sanadkaan bilowgisii ay soo...
Jaamac Xasan Aadan waa aabe dhalay 8 carruur ah, waana 46 jir, wuxuu ahaa darawal 15 sano mudo ku siman...
Cunista iyo ka ganacsiga cuntadda gudaha ka so baxda ayaa ku sii badanaya Hargeysa, markaad aragto wadooyinka ayaad arkaysaa dad...
Xoolada dhaqatada ku nool tuulooyinka dhinaca woqooyi ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xilligan ay xooluhu la ildaranyihiin cuduro ku...
Qiimaha bariiska ka soo baxa degmadda Jowhar ayaa kor u kacay, iyadoona ay tani ugu wacan tahay fatahaadii labadii sano...
Ilaa 500,000 oo xoolo isugu jira geela, lo`da iyo ariga ayaa koofurta deegaannada Mudug looga daweeynayaa cudurrada xoolaha sida, gooryaanka,...
Beeralleyda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ka cabanaya xanuunno ku dhacaya dalagayadey beertaan, taasoo aysan aqoon waxa sababay iyo...
Ciidamada booliska ee degmada Afgooye ayaa 70 qoys si qasab ah uga saaray dhul beereed ku yaal inta u dhaxeysa...
Nolosha bulshada Soomaalida ayaa waxay ku tirsan tahay xoolaha ay dhaqdaan reer miyigu, xooluhu waxay door sare ka yihiin samaynta...
IDAACADDA 04-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo