Intii ka dambaysay Idii arafo ayaan xooluhu lahayn wax iib ah, Sayladda Burco ayaa iyadu ahayd todobaadkaan mid aan neefna...
Beeraleyda degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo oo isugu jira kuwa wax soo saarkoodu uu ku tiirsan yahay dhinaca waraabka ee...
Beeraley iyo xoolo dhaqato ku sugan degaano ka tirsan Arabsiyo oo ka tirsan Hargeysa ayaa ka faa’iidaystay mashruuc lagu tayo...
Sayladda Baardheere ayaa ganacsatadu sheegayaan in abaarta jirtay darted aysan xoolo badan loo iib keenayn, iyadoo badi xoolihiina u hayaameen...
Dekedda Berbera ayaa mashquul ku ah dhoofinta xoolaha aadaya xilliga xajka, hadda shirkadaha Aljaabiri iyo Deero group ayaa ku jira...
Qaar ka mid ah beeralleyda magaalada Jowhar ee beerahooda ku waraabta kanaalka Moyko ayaa haatan bilaabay hagaajinta kanalladooda iyo u...
Dilaalayda xoolaha ku iibisa sayladda Gaalkacyo ayaa sheegaya in abaarta oo keentay daaq xumi ay ka dhigtay xoolaha kuwa waydoobay,...
Qaramada midoobay ayaa sheegtay in dad ka badan 1 milyan oo qof oo soomaali ah oo hor leh ay macaluulayaan...
Afar carruur ah ayaa lagu soo warramayaa inay gaajo, harraad iyo nafaqo darro ugu geeriyoodeen tuulada Marodile oo 35 KM...
Cabdilaahi Cali Xuseen(Goosaweyne) waa oday 60 sano jir, wuxuu ka mid yahay Beeralleyda Waraabka ee tuulada Helo-carmo oo Baardheere u...
IDAACADDA 04-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo