Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result

Home Cunto-Yaraanta

Qiimaha raashinka daruuriga ah ayaa qiimahiisa aad kor ugu kacay

Radio Ergo by Radio Ergo
August 31, 2018
in Cunto-Yaraanta, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Qiimaha raashinka daruuriga ah ayaa qiimahiisa aad kor ugu kacay

Sawir/kaydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qiimaha raashinka quutal daruuriga ah ayaa kor u kacay tanoo loo sababaynayo qiimaha shillinka Soomaaliga ah oo aad hoos ugu dhacay marka loo eego Dollarka, kiilada bariiska ah oo ahayd bil ka hor 14 kun oo shillin la kala siisan jiray ayaa hadda lakala siisanayaa 22 kun, burka oo 13 kun ahaa wuxuu marayaa hadda 21 kun, sonkorta ayaa iyana maraysa 21 kun oo shillin Soomaali ah, sidoo kale qiimaha rootiga, biyaha iyo adeegyada kale ee noloshu ku tiirsan tahay ayaa qiimahoodu aad kor ugu kacay, tanoo culays ku noqotay dadka danyarta.
Wariyaheenna Faarax Dubad ayaana warbixintaan ka soo diray Laascaanood.
https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/08/WARBIXINTA-SICR-BARARKA-LAASCAANOOD-.mp3

Previous Post

Qiimaha xoolaha

Next Post

Muqdisho: 200 oo carruur derbi jiif ah oo xanaano ka helo xarun ay hir geliyeen ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
Muqdisho: 200 oo carruur derbi jiif ah oo xanaano ka helo xarun ay hir geliyeen ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Muqdisho: 200 oo carruur derbi jiif ah oo xanaano ka helo xarun ay hir geliyeen ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-JUL-2026

IDAACADDA 08-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUL-2026
July 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo