Qiimaha xoolaha ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa sayladaha Garoowe, Baargaal, Gaalkacayo iyo Bitaale oo ka kala tirsan gobollada Nugaal, Bari iyo Mudug. Waxaana soo kala diray Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji iyo Jibriil Cismaan Cilmi. Waxaana soo jeedinaysa Waris Maxamed.








